Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Lionel Messi ma mudna in la aflagaadeeyo,Akhri Sheekadan Rikoor

$
0
0

copa-s_647_070515010834

Nasiib daro weyn ayaa ku dhacday Lionel Messi ciyaarihii Coppa America ee lagu soo gaba gabeeyay dalka Chile.

Labo Final xiriir ah ayuu Messi lumiyay koobabka Adduunka iyo Coppa America oo dalkiisa mudo dheer aanu ku guuleysan.

Intaas waxaa u sii dheer Messi gool dhaliskii ayuu gabay inta uu tartankaas socday.

Rikoorkiisa Coppa America.

Lionel Messi ayaa sameeyay shuudadka ugu badan inta uu socda Coppa America  taas oo aanu sameyn xiddig kale waana 27 shuud laakiin hal gool ayuu dhaliyay oo waliba rigoore aheyd.

Inuu intaas darbo tuuro Messi waxaa uu muujiyay sida uu u rabo dalkiisa inuu gool u dhaliyo oo koobka uu la hanto balse nasiibka ayaa ka hiiliyay,ma mudna in Messi la dhaleeceeyo ayuu leeyahay qoraaga sheekada.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles