Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Bayern Munich oo ka aarsatay Real Madrid ,Xili Vidal koobkii ugu horeeyay uu hantay+sawiro

$
0
0

MUNICH, GERMANY - AUGUST 05:  Robert Lewandowski of FC Bayern Muenchen celebrate after scoring the winning goal during the Audi Cup 2015 final match between FC Bayern Muenchen and Real Madrid at Allianz Arena on August 5, 2015 in Munich, Germany.  (Photo by Martin Rose/Bongarts/Getty Images)

Bayern Munich ayaa ku guuleysatay koobka ay iyada dhigtay ee Audi Cup kadib markii ay Finalka 1-0 ugu adkaatay kooxda Real Madrid.’

Goor dambe oo ciyaarta daqiiqadii 87 aad waxaa ka dhaliyay goolka guusha Robert Lewandowski.

Laakiin Real Madrid ayaan heysan kulankan weerarkeeda BBC ee Cristiano Ronaldo , Gareth Bale iyo Benzema.

Kulankan kii ka horeeyay ee ka dhacay garoonkan Real Madrid ayaa ka badisay Bayern Munich Semi finalkii Champions league.

Waa sanadkii labaad xiriir ah oo ay qaadeysa Munich koobkan Audio Cup.

Robert Lewandowski scored the only goal as Bayern Munich beat Real Madrid in a pre-season encounter at the Allianz Arena
The Polish striker prodded home a cross in the 87th minute to win the Audi Cup for Bayern Munich on Wednesday
Lewandowski celebrates his winning goal for Bayern Munich in the 87th minute of their match against Real Madrid
Bayern players shared this image from the dressing room on social media after the game on Wednesday in Munich

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles