Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Barcelona oo qasaaro weyn ay ka soo gaartay Roma kadib dhaawacii Jordi Alba

$
0
0

jordi-alba-barcelona-la-liga-31082014_1o3x56btpcdyh1cwctfi0xei0y

Barcelona ayaa xaqiijisay Jordi Alba inuu garoomada ka maqnaan karo mudo labo  isbuuc ah kadib markii uu dhaawac soo gaaray.

Dambeedka bidix Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii xalay Barcelona ay 3-0 ay ugu adkaatay Roma Joan Gamper Trophy.

26 jirkan ayaa maqnaanaya 10- ilaa 15 maalmood taas oo ka dhigan inuu seegayo labada kulan muhiimka ah ee Supercopa de Espana ee Athletic Bilbao ay la ciyaarayaan.

Sidoo kale Alba waxaa uu seegi doonaa kulanka Sevilla ee Uefa Super Cup.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles