Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Javier Mascherano oo soo dhaweeyay in loo doorto kabtanimada Barcelona

$
0
0

javier-mascherano-elche-barcelona-24012015_f81uz5lxz2z1t86kso3k91w3

Xiddiga Barcelona Javier Mascherano ayaa ka hadlay sida uu u arko inuu kamid noqdo afarta kabtan Barcelona ee xili ciyaareedkan.

Ciyaaryahankii hore Liverpool ayaa noqday kabtanka Afaraad ee Barcelona xili ciyaareedkan.

Javier Mascherano ayaa sheegay ineysan aheyn wax sahlan in koox Barcelona oo kale masuuliyadan aad ka hesho waxaana uu cadeeyay inuu ku faraxsan yahay.

“waa farxad weyn,ma sahlana in Barcelona oo kale aad kabtan ka noqoto,waan ku maqsuuday kalsoonidan ayuu u sheegay Marca.

Javier Mascherano ayaa kamid ahaa xidigihii Barcelona ee garaacay Roma xalay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles