Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxaanoo Xiddiga Ah Halkey Geyneysaa: Manchester United Oo Lacago Waali Ah Ku...

Kooxda Manchester United ee rer England ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso soo qaadashadda garab weerarka koxda Bayern Munich oo ay dooneyso in ay ku qarash gareyso aduun lacageed gaaraya ilaa iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaqiiqada La Iskama Indha Tiree Saasaa Loo Sheegaa: Pep Guardiola Oo Qirey...

Macalinka kooxda Bayern Munich ninka lagu magacaabo Pep Guardiola ayaa waxaa uu qirey awooda ay iyo dardarta ay la soo baxdey kooxda Bayer Leverskusen. Kooxdan Bayer Leverkusen ayaa waxaa guulo gaartey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalin Van Gaal Oo Xaqiiqadda Indhaha Ka Saarey Goolhayihiisa Cusub Ee Romero.

Macalinka reer Holland ee leyliya Manchester united Louis Van Gaal ayaa waxaa uu sheegey in goolhayihiisa Sergio Romero ay hor yaalaa shaqooyin adag si uu si rasmi ah ugu noqdo goolhayaha kowaad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Shaxda Rasmiga Ah Ee Newcastle United VS Arsenal Ay Garoonka Ku Soo...

Waxaa goor dhow soo gali doonta ciyaarta adag ee u dhaxeysa kooxaha Newcastle United iyo Arsenal kaa oo ah mid kamid ah kulamadda daawashadooda aadka loo wada sugayo. Labadaan kooxood ayaa ah kuwa aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg-deg: Xiddiga Manchester City Ay U Waalatey Ee De Bruyne Oo Ka Soo Dagay...

Kevin De Bruyne ayaa goor dhaweyd soo gaarey magaladda manchester si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda Manchester City. 23 jirkan ayaa waxaa uu kamid ahaa xiddigaha ay xagaagan aadka u...

View Article


Muuqaal: Daawo 9kii Gool Ee Uu Chicharito U Dhaliyey Real Madrid Mudadii Uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasmi: Dortmund oo ku dhawaaqdey saxiixa daafac aad loo wadda doonayey.

daafaca reer South Korea iyo sidoo kale kooxda Mainz 05 ninka lagu magacaabo Park Joo-ho ayaa waxaa uu ku biirey kooxda reer Germany ee Dortmund. Xiddigaan Park Joo-ho ayaa kooxdiisa cusub ee Dortmund...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus Oo Xaqiijisey In Daafaceeda Kingsley Coman Uu Kooxda Isaga Tagayo.

Kooxda reer England ee Juventus ayaa shaacisey in daafaceeda Kingsley Coman uu kooxda isaga tagayo ka hor inta aanu suuqa kala iibsiga xirmin xagaagan. 19 jirkan ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha...

View Article


Natiijooyinka: Arsenal Oo Guul Ciriiri Ah Ka Gaartey Newcastle United.

Waxaa maanta ay ciyaar xooso badan dhex martey kooxaha Arsenal iyo weliba sidoo kale kooxda Newcastle United waxaana kulankaasi uu ahaa mid xiiso iyo xamaasad gaar ahba watey. Haddaba labadda kooxood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Arsenal oo gaartay guusheedii labaad horyaalka Premier league

Arsenal ayaa gaartay guul markii labaad afar kulan ay ciyaartay horyaalka Premier league. Gunners ayaa wax ka badan 1-0 ugu badin weysay Newcastle oo ciyaaryahan roose laga siiyay qeybta hore ciyaarta....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo kulankiisii 200 aad Premier league laga badiyay+sawiro

Xili Jose Mourinho uu u dabaaldagayay kulankiisii 100 aad Premier league garoonka kooxdiisa guuldaro la kowsaday caawa waxaana looga badiyay 2-1. Chelsea oo garoonkeeda joogta in laga badiyo waa wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raheem Sterling oo goolkiisii ugu horeeyay Man City u dhaliyay xili ay...

Manchester City ayaa gaartay guusheedii afaraad ee horyaalka Premier league waxaana ay ka badisay kooxda Watford. Ciyaartii ka dhacday garoonka City 2-0 ayey ku adkaatay Man City. Goolasha Man City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo mininkeeda lagu qash qashaaday kadibna laga badiyay+sawiro

Kooxda Liverpool ayey ka soo gaartay guuldaradii ugu horeysay horyaalka Premier league kooxda West Ham United. Kooxda xagaagan isasoo dhistay Liverpool waxaa looga badiyay iyagoo garoonkooda jooga 3-0....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Celtic oo soo bandhigtay xiddiga Man United Tyler Blackett

Kooxda Celtic ayaa soo bandhigtay xiddiga Tyler Blackett oo ka tirsanaa kooxda Manchester United. Heshiis amaah ah ayuu ugu wareegay kooxda Celtic ciyaaryahankan uu aadka u jeclaa tababare Van Gaal.’...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kevin De Bruyne oo ku guuleystay Tijaabada Caafimaad ee Man City

Kooxda Man City ayaa goordhow oo caawa waxaa ay ku dhawaaqi doontaa saxiixa xiddigii hore Chelsea Kevin De Bruyne. Ciyaaryahanka ayaa ku guuleystay Tijaabada caafimaad ee galabta uu ku maray Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasmi: Daafacii Manchester United Evans Oo West Brom ku biirey.

Jonny Evans daafaca kooxda Manchester United ayaa waxaa uu maanta isaga tagay kooxdiisa isagoona ku  biirey kooxda West Brom oo aad u baadi goobeysey. Xiddigaan ayaa waxa uu kamid yahay mid kamid ah...

View Article

Akhriso: Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid VS Real Betis.

Waxaa dhawaan soo galeysa ciyaar adag oo u dhaxeysa kooxaha Real Madrid VS Real Betis, waxaana ay tahay mid kamid ah ciyaaraha aadka sdaawashooda lo sugaayo. Haddaba hoos ka akhriso shaxda labadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinka: Barcelona Oo Guul Ciriiri Ah Ka Gaartey Malaga.

Waxaa ciyaar aad iyo aad u xiiso badan caaawa wadda yeeshey kooxaha Barcelona iyo weliba sidoo kale kooxda Malaga kulankaasoo ahaa mid ku tirsan horyaalka dalkaasi Spain. ciyaarta ayaa aheyd mid aad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinka: Ac Milan Oo Si Dirqi Ah Uga Adkaatey Empoli

Kooxda Ac Milan ayaa waxaa ay caawa kulan xasaasi ah la ciyaartey kooxda Empoli waxaana kulanka uu ahaa mid kulamadda aadka daawashadooda loo wadda sugaayey. Kooxda Ac Milan ayaa daqiiqadii 17aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta kulanka horyaalka Serie A ee kooxaha Carpi ? – ? Inter

Roberto Mancini ayaa ka codsaday xiddigihiisa ineysan yasin kooxda heerka labaad ka soo dalacday ee Carpi Kulanka: Carpi ? – ? Inter Garoonka: Stadio Alberto Braglia, Modena Garsooraha: D. Massa...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live