Taariiqda Kulanka Derbiga Serie A ee kooxaha Roma ? – ? Juventus
Kooxaha Roma iyo Juventus ayaa raadinaya caawa guushoodii ugu horeysay horyaalka Serie A. Xiddigaha Cusub ee labadan koox Guadrado iyo Digne ayaa la rajeynayaa iney saftaan kulankoodii ugu horeeyay....
View ArticleWax Waliba oo aad ugu baahan tahay kulanka Swansea City ? – ? Manchester United
Van Gaal ayaa doonaya inuu guul gaaro kulankiisa 50 aad ee isagoo tababare Man United ah maadaama kulankiisii ugu horeeyay horyaalka ay aheyd Swansea kooxda guuldarada ku soo dhaweysay. Kulanka:...
View ArticleKooxda Frank Lampard,Pirlo iyo David Villa oo laga badiyay markale+sawiro
Kooxda New York City oo uu ka tirsan yahay Frank Lampard ayaa markale laga badiyay. Xiddigii hore kooxaha Chelsea iyo Man City ayaa guuldarooyin la qeybsanaya kooxda MLS tan iyo markii uu ku biiray...
View ArticleTOP:Neymar oo cadeeyay inuusan ku biireyn kooxda Manchester United
Neymar ayaa Albaabada ka xertay kooxda Manchester United oo si waali xagaagan u raadineysay. Manchester United ayaa dooneysay inta uusan suuqa xermin in rikoor lacageed oo qaali ah ay kula wareegto...
View ArticleChelsea oo lagu garaacay saxiixa daafaca bartilmaameedka u ahaa ee Aymen...
Kooxda Chelsea ayaa ku guuldareysatay la soo wareegida daafaca kooxda Monaco Aymen Abdennour kadib markii ay heshiis la gaartay xiddiga kooxda La Liga ee Valencia. Rajo kasta oo laga qabay inuu ku...
View ArticleBayer Leverkusen oo qarka u saaran la wareegida Javier Hernandez
Manchester United ayaa u ogolaatay gool dhaliyaheeda Javier Hernandez inuu ka tago Old Trafford waxaana ku dhow iney qaadato Bayer Leverkusen. Louis van Gaal ayaa aaminsan inuu heysto xiddigo badan oo...
View ArticleReal Madrid oo ku dhow la wareegida Goolhaye David de Gea
Real Madrid ayaa la sheegay iney ku dhowdahay in £29milyan ay kala soo wareegto Manchester United goolhayaheeda David de Gea. 24 jirkan ayaan wali marna u safan xagaagan kooxda Manchester United...
View ArticleChelsea oo ku afar afareysatay saxiixa daafaca Ezequiel Garay
Kooxda Chelsea ayaa la sheegay in bartiilmaameedkeeda ay u weecisay daafaca Ezequiel Garay oo ka tirsan kooxda Zenit St Petersburg. Chelsea ayey labo guuldaro ku dhacday waxaana horay loogu soo diiday...
View ArticleSinisa Mihajlovic oo aan ku faraxsneyn guushii AC Milan ay ka gaartay Empoli.
Tababaraha AC Milan Sinisa Mihajlovic ayaa sheegay inuu dareemayo Milan in laga badiyay xili ay 2-1 ugu adkaadeen kooxda Empoli. Gool qeybta labaad uu dhaliyay Luiz Adriano ayey ku gaartay guul AC...
View ArticleGoolhaye Romero Oo Hadal Xaqiiqo Ah U Sheegey Kooxdiisa Manchester United.
Goolhayaha cusub ee kooxda Manchester United Sergio Romero ayaa waxaa uu sheegey in uu diyaar u yahay in booskiisa joogta ah ee kooxda uu u dagaalamo. Xiddigaan Romero ayaa xagaagan ku soo biirey...
View ArticleMacalin Van Gaal Iyo Hadalkii Uu ka Yiri Kulanka Maanta Ay Manchester United...
Macalinka reer Holland ee leyliya Manchester United Luis Van Gaal ayaa waxaa uu ka haldey kulanka ay maanta kooxdiisa wajaheyso kooxda Swansea City. kooxaha Manchester United iyo Swansea City ayaa...
View ArticleMacalin Enrique Oo Amaan Ugu Qubyeeyey Daafaciisa Thomas Vermaelen Kadib...
Luis Enrique macalinka kooxda Barcelona ee reer Spain ayaa waxaa uu amaan kala duldhacay daaficiisa Thomas Vermaelen kadib goolkiisi uu xalay kooxda u dhaliyey. Barcelona ayaa xalay hal gool oo uu...
View ArticleSafafka Rasmiga kulanka u dhaxeeya kooxaha Swansea iyo Man United oo la...
Goordhow waxaa bilaawanaya kulanka u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Swansea City. Safafka Rasmiga ee kulanka ciyaaraya iyo keydkooda ayaa la shaaciyay. Safka hore: Fabianski, Naughton,...
View ArticleRasmi:Bayern Munich oo la wareegtay xiddigii Labaad oo Juventus
Kooxda Bayern Munich ayaa xaqiijisay saxiixa xiddiga Juventus Kingsley Coman kaas oo amaah ugu wareegay. 19 jirkan ayaa waxaa ugu soo biiray kooxda Serie A Saint-Germain sanadkii 2014 laakiin kama...
View ArticleXiddiga Liverpool Lazar Markovic oo ku biiray kooxda Fenerbahce.
Lazar Markovic ayaa dhameystiray heshiis amaah ah oo ugu biiray kooxda Turkiga ee Fenerbahce. 21 Jirkan ayaa ka tagay Liverpool hal xili ciyaareed uu la joogay waxaana uu ku hungoobay boos joogta ah....
View ArticleBarcelona iyo Chelsea oo loo sheegay lacagaha lagu heli karo Paul Pogba
Kooxda Juventus ayaa sheegtay Paul Pogba ineysan ogolaan doonin in wax ka yar £109milyan ay ku siiyaan kooxaha raadinaya. 22 jirkan ayaa Juventus uga soo biiray Manchester United sanadkii 2012 tan iyo...
View ArticleRASMI:Manchester City oo la wareegtay Kevin De Bruyne una dhiibtay NO 17
Kooxda Manchester City ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahankii hore Chelsea ee qadka dhexe Kevin De Bruyne kaas oo ay kala soo wareegeen kooxda Wolfsburg. City waxaa ugu baxday heshiiska...
View Articlejose Mourinho oo rikoorka guulaha ugu fiicnaaday Alex Ferguson iyo Arsene...
Tababaraha Chelsea jose Mourinho ayaa shalay kulankiisii 200 aad Premier league u dabaaldagay laakiin guuldaro ayaa ku dhacday. Kooxda Crastal Place ayaa ka habaarsatay Chelsea oo waxaa ay ugu adkaatay...
View ArticleManchester City oo gaartay Isbuucaan Rikoor 100 sano ay gaari weysay
Man City ayaa gaartay Rikoor weyn oo guulo ah isbuucaan kadib markii ay badisay . Kooxda Sheik Mansour ee Man City ayaa 2-0 ugu adkaatay kooxda Watrord. Guushaas waxaa ay ka dhigneyd tii afaraad ay...
View ArticleXiddiga Cusub Man City Kevin De Bruyne ayaa ka fiicnaaday Messi iyo Ronaldo
Kevin De Bruyne ayaa noqday caawa xiddig ka tirsan kooxda hogaamineysa Premier league ee Man City Goordhow Kooxda Manchester City ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahankii hore Chelsea ee...
View Article