Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Barcelona iyo Chelsea oo loo sheegay lacagaha lagu heli karo Paul Pogba

$
0
0

Kooxda Juventus ayaa sheegtay Paul Pogba ineysan ogolaan doonin in wax ka yar £109milyan ay ku siiyaan kooxaha raadinaya.

22 jirkan ayaa Juventus uga soo biiray Manchester United sanadkii 2012 tan iyo markaasna muhiim ayuu ka noqday kooxda England.

paul-pogba-juventus-pa-konate-malmo

Kooxaha raadinaya ciyaaryahanka France waxaa kamid ah Manchester City, Barcelona iyo Chelsea.

Wargeyska Italy ugu afka dheer ee Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya Juve ineysan diyaar u aheyn Pogba iney ku iibiso wax ka yar £109milyan.

90 kulan ayuu u ciyaaray pogba kooxda Italy waxaana uu u dhaliyay 20 gool.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles