Goordhow waxaa bilaawanaya kulanka u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Swansea City.
Safafka Rasmiga ee kulanka ciyaaraya iyo keydkooda ayaa la shaaciyay.
Safka hore: Fabianski, Naughton, Fernandez, Williams, Taylor, Cork, Shelvey, Sigurdsson, Ayew, Routledge, Gomis
Keydka: Nordfeldt, Rangel, Bartley, Tabanou, Ki Sung-Yueng, Dyer, Eder
Safka hore Manchester United XI: Romero, Darmian, Smalling, Blind, Shaw, Schneiderlin, Schweinsteiger, Mata, Herrera, Memphis, Rooney
Keydka: Johnstone, McNair, Valencia, Carrick, Young, Fellaini, Chicharito