Kooxda Manchester United ee rer England ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso soo qaadashadda garab weerarka koxda Bayern Munich oo ay dooneyso in ay ku qarash gareyso aduun lacageed gaaraya ilaa iyo 73 Milyan oo ginni.
Red Devils ayaa ayaa waxayaa ay aad u xiiseyneysey soo qaadashadda Pedro balse waa ay ku hungowdey oo waxaa ka qaadatey Chelsea.
Daily Express ayaa waxaa ay qortey in Manchester United ay u waalaneyso soo qaadashadda xiddig qadka dhaxe ee weerarka ah ka ciyaara.
Manchester United ayaa waxaa ay la soo wareegtey xagaagan ilaa iyo 5 ciyaaryahan oo kala ah Morgan, Depay, Dermian, Bastian iyo sidoo kale goolhaye Sergio Romero.