Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Akhriso Shaxda Rasmiga Ah Ee Newcastle United VS Arsenal Ay Garoonka Ku Soo Galayaan.

$
0
0

Waxaa goor dhow soo gali doonta ciyaarta adag ee u dhaxeysa kooxaha Newcastle United iyo Arsenal kaa oo ah mid kamid ah kulamadda daawashadooda aadka loo wada sugayo.

Labadaan kooxood ayaa ah kuwa aad u xifaaltama waxaana la filaya in ay soo bandhigaan ciyaar aad iyo aad u xiiso badan.

Ar

Hoos Ka Akhriso Shaxda labadda Kooxood Ay Garoonka ku soo galayaan.

Newcastle United: Krul; Janmatt, Mbemba, Coloccini, Haidara; Anita, Colback; Sissoko, Wijnaldum, Thauvin; Mitrovic

Keydka: Darlow, Taylor, Tiote, Obertan, De Jong, Perez, Cisse

Arsenal: Cech; Bellerin, Koscielny, Gabriel, Monreal; Coquelin, Cazorla; Oxlade-Chamberlain, Ramsey, Sanchez; Walcott

Keydka: Ospina, Debuchy, Gibbs, Chambers, Arteta, Campbell, Giroud


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles