Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Kevin De Bruyne oo ku guuleystay Tijaabada Caafimaad ee Man City

$
0
0

Kooxda Man City ayaa goordhow oo caawa waxaa ay ku dhawaaqi doontaa saxiixa xiddigii hore Chelsea Kevin De Bruyne.

Ciyaaryahanka ayaa ku guuleystay Tijaabada caafimaad ee galabta uu ku maray Magaalada Manchester.

Kevin De Bruyne leaves a Cheshire Hospital after completing a 5 hour medical to join Manchester City..... 29.8.15.....3.35pm.

Ciyaaryahanka Wolfsburg ayaa  tagay Cheshire hospital galabta kadib markii ay diyaarad gaar ah ka soo qaaday Braunschweig Airport.

24 jirkan ayaa inta uusan Germany ka soo tagin waxaa uu macsalaameeyay taageerayaasha kooxdiisa.

Isagoo la hadlayay Jimcihii Directorka kooxda Germany Klaus Allofs waxaa uu sheegay Kevin inuu yahay ciyaaryahan Man City ah.

Ciyaaryahankan ayaan ciyaarin kulankii xalay kooxdiisa 3-0 ay ugu adkaatay kooxda Schalke.

Kevin De Bruyne ayaa noqon doona marka heshiiska lagu dhawaaqo xiddiga ugu qaalisan taariiqda Man City.

Kevin De Bruyne pictured leaving a Cheshire hospital after completing his medical on Saturday

Manchester City target Kevin De Bruyne was spotted at Braunschweig Airport early Saturday morning

The Wolfsburg star boarded the flight to England ahead of finalising a £52million move to City

De Bruyne was accompanied by his girlfriend Michele Lacroix for the short flight to England

The 24-year-old had time to sign a Wolfsburg supporter's shirt before boarding a private jet

The Belgium international also posed for a picture with the Wolfsburg supporter early Saturday morning

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles