Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Kooxda Celtic oo soo bandhigtay xiddiga Man United Tyler Blackett

$
0
0

Kooxda Celtic ayaa soo bandhigtay xiddiga Tyler Blackett oo ka tirsanaa kooxda Manchester United.

Heshiis amaah ah ayuu ugu wareegay kooxda Celtic ciyaaryahankan uu aadka u jeclaa tababare Van Gaal.’

21 jirkan ayaa ka ciyaari kara booska daafaca dhexe iyo daafaca bidix.

12 kulan ayuu xagaagii hore u saftay Manchester United Tyler Blackett.

Celtic ayaa dooneysa in booska Virgil van Dijk ay ku badalato laacibkan.

Tyler Blackett poses for the cameras in a Celtic shirt and with a green and white scarf on Saturday
Blackett applauds the Celtic fans as he is given a warm welcome upon his arrival in Glasgow
Blackett made 12 first-team appearances for United last term and can play at centre-half or left-back

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles