Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roberto Mancin oo xaqiijiyay Mateo Kovačić inuu ku biirayo Real Madrid

Tababaraha Inter Milan Roberto Mancini ayaa xaqiijiyay Mateo Kovačić inuu ku biiri doono kooxda Real Madrid. Real Madrid ayaan wali suuqeeda kala iibsiga xerin waxaana ay  sifiican ugu dukaameysaneysaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalsooni badanaa:Luis Enrique”Markey Barcelona ciyaareyso wax waliba waa...

Macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa kalsooni ku qaba iney Barcelona awoodi karto caawa iney ku adkaan karto natiijo lamid ah tii 4-0 ee looga soo badiyay kulankii hore. Atletico Bilbao ayaa mucjiso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOP:Real Madrid oo xaqiijisay in heshiis ay la gaartay daafaceed Sergio Ramos

Real Madrid ayaa xaqiijisay goordhow iney heshiis la gaartay daafaceeda Sergio Ramos. Heshiiskan cusub ayaa ku ilaalin doona xiddigan Real Madrid tan iyo sanadka 2020. 29 jirkan ayaa horay Real Madrid...

View Article

Deg-deg: Sergio Ramos Oo Ka Nixiyey Manchester United Kadib Markii Uu Sidan...

Daafaca kooxda Real Madrid iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Spain ayaa waxaa uu kooxdiisa u saxiixey heshiis cusub oo gaaraya ilaa iyo 5 sanadood. 29 jirkan Ramos ayaa waxaa xagaagan oo dhan...

View Article

Manual Peligrinni “Waxaan u Careysanahay Una Baahanahay Waa Hanashadda...

Manual Peligrinni macalinka kooxda Manchester City ayaa waxaa uu sheegey in xiddigaha kooxdiisa ay u baahanyihiin isla markaana ay u careysanyihiin hanashadda horyaalka ingriiska. Sky Blue ayaa xalay...

View Article


Ezequiel Lavezzi Oo Horyaalka Ingriiska Looga Gacan Haatinayo.

Ezequiel Lavezzi weeraryahanka kooxda reer France ee PSG ayaa lagu soo waramayaa in looga gacan haatinayo dhanka horyaalka dalka ingriiska. Xiddigan Ezequiel Lavezzi ayaa mustaqbalkiisa kooxda PSg...

View Article

Ma istiri markaad warkaan aad akhriso Juventus Tottenham waxaa ay ka dhigatey...

Kooxda reer Taliyaani ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay indhaha la sii raaceyso saxiixa wiilka kooxda Tottenham weerarka uga ciyaara ee lagu magacaabo Erik Lamella, iyadoo horey dalab uga soo...

View Article

Roberto Mancini Oo Qorsheynaya In Inter Milan Uu Keeno Samir Nasri.

Roberto Mancinni macalinka kooxda reer taliyaani ee Inter Milan ayaa waxaa uu sheegey in uu doonayo in kooxdiisa uu keeno xiddiga kooxda Manchester City garab weerarka uga ciyaara ee lagu magacaabo...

View Article


Juan Mata Oo Shaaca Ka Qaadey Arinta Kooxdiisa Ugu Farxada Badan!!!

Juan Mata kubad sameyaha kooxda Manchester United ayaa waxaa uu sheegey in xiddig walba oo kooxda kamid ah uu doonayo ama uu ku faraxsanyahay in uu arko kooxda oo mar kale u tartameysa ka qeyb galka...

View Article


Marco Verratti Oo Rajo Weyn Geliyey Kooxaha Ka Ciyaara Horyaalka Ingriiska.

Marco Verratti xiddiga reer Taliyaani ee qadka dhaxe uga ciyaara kooxda PSG ayaa waxaa uu sheegey in maalin uun uu ka soo ciyaari doono horyaalka Ingriiska. 22 jirkan reer Taliyaani ayaa waxaa aad...

View Article

Cristiano Ronaldo Oo Guri Ka Iibsadey Dalka Mareykanka (Xiddigu Ma Horyaalka...

weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu guri ka iibsadey dalka Mareykanka gaar ahaan magaladda New York. Ronaldo ayaa lagu...

View Article

Muuqaal: Daawo Bandhigii Juan Mata Ee Xili Ciyaareedkii Hore.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo looga yeeray xulka Argentina ee la ciyaaraya Bolivia iyo Mexico.

Lionel Messi ayaa lagu daray liiska xiddigaha Argentina ee la ciyaaraya xulalka Bolivia iyo Mexico. Xiddiga Barcelona ayaa ku caajisay dalkiisa kadib markii labo final uu la gaaray uu u qaadi waayay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicolas Otamendi oo gaaray Manchester goordhowna maraya tijaabada caafimaad

Sida maanta la filayay Nicolas Otamendi ayaa gaaray magaalada Manchester Si uu ugu biiro kooxda Manchester City. City ayaa la gaartay ciyaaryahanka heshiis lacag kaas ah oo £28Milyan lagu daray Mangala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Louis van Gaal oo sheegay inuu aaminsan yahay wali Kabtan Rooney+sawiro

Macalinka Man United Louis van Gaal ayaa diiday inuu wax ka sheego hoos u dhaca ku yimid kabtanka kooxdiisa ee Wayne Rooney. Van Gaal oo ka hadlayay kulanka habeen dambe United ay la ciyaareyso Club...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii jaraa’id ee Sergio Ramos uu ugu hadlay heshiiskiisa oo faah faahsan...

Daafaca Real Madrid Sergio Ramos ayaa sheegay marna inuusan ku fikirin inuu ku biiro Man United kana tago kooxdiisa Real Madrid. Xiddiga ayaa qalinka ku duugay maanta heshiis ilaa sanadka 2020-ka uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka aad sawiradan Aragto Manchester City waxaad ogaaneysaa iney muraad...

Xiddigaha Man City ayaa xagaagan siweyn u doonaya iney ku guuleystaan koobab uu ku jiro horyaalka England. Xili ay shalay ay 3-0 meel ku saareen kooxda Chelsea ayey maanta oo Isniin ah durba ku...

View Article


Akhriso: Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool VS Bournemouth

Waxaa goor dhow soo galeysa ciyaar aad u xiisa badan taa oo u dhaxeysa kooxaha Liverpool iyo weliba sidoo kale Bournemouth waana kulan aad u xiisa badan. Liverpool ayaa kulankan wajaheysa iyadoo guul...

View Article

Markaad Warkan Akhriso Soo Lama Dhihi Karo Mustaqbalkii Terry Ee Chelsea Waa...

Jose Mourinho macalinka kooxda reer England ee Chelsea ayaa digniin culus waxaa uu siiyey kabtankiisa kooxda ninka lagu magacaabo John Terry. Kooxda Chelsea ayaa shalay la ciyaartey Manchester City...

View Article

Natiijooyinka: Liverpool Oo Guul Ciriiri Ah Ka Gaartey Kooxda Bournemouth.

Waxaa ciyaar aad iyo aad u xiiso badan isugu yimid kooxaha Liverpool iyo weliba sidoo kale Bournemouth waxaana ciyaartaasi ay aheyd mid aad u xiiso badan. Kulanka ayaa ku tirsanaa kulamadda horyaalka...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live