Waxaa goor dhow soo galeysa ciyaar aad u xiisa badan taa oo u dhaxeysa kooxaha Liverpool iyo weliba sidoo kale Bournemouth waana kulan aad u xiisa badan.
Liverpool ayaa kulankan wajaheysa iyadoo guul ka wadata kulankeedii hore ee ay Stoke city la ciyaartey kadib markii ay gool iyo waxba ku soo adkaatey.
Haddaba Hoos ka eeg shaxda labadan kooxood ay garoonka ku soo gali doonan:-
Liverpool:Mignolet, Clyne, Lovren, Skrtel, Gomez, Henderson, Milner, Coutinho, Lallana, Ibe, Benteke
Kaydka:Bogdan, Toure, Firmino, Moreno, Can, Origi, Ings
Bournemouth: Boruc, Francis, Elphick, Cook, Daniels, Ritchie, O’Kane, Surman, Gradel, King, Wilson
Kaydka:Federici, Smith, Distin, Mings, Gosling, Pugh, Tomlin