Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Deg-deg: Sergio Ramos Oo Ka Nixiyey Manchester United Kadib Markii Uu Sidan Sameyey!!!

$
0
0

Daafaca kooxda Real Madrid iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Spain ayaa waxaa uu kooxdiisa u saxiixey heshiis cusub oo gaaraya ilaa iyo 5 sanadood.

29 jirkan Ramos ayaa waxaa xagaagan oo dhan lala xiriirinayey kooxda Manchester United oo aad u dooneysey kadib markii uu diidey in uu heshiis kordhin uu u sameeyo koxdiisa.

Ugu danbeyn Ramos maanta ayuu ogolaadey in uu heshiis kordhin u sameeyo kooxdiisa isagoona goor dhaweyd u saxiixey heshiis 5 sanadood ah.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles