Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Natiijooyinka: Liverpool Oo Guul Ciriiri Ah Ka Gaartey Kooxda Bournemouth.

$
0
0

Waxaa ciyaar aad iyo aad u xiiso badan isugu yimid kooxaha Liverpool iyo weliba sidoo kale Bournemouth waxaana ciyaartaasi ay aheyd mid aad u xiiso badan.

Kulanka ayaa ku tirsanaa kulamadda horyaalka ingriiska todobaadkiisi labaad, waxaana Liverpool ay aad u dooneysey in ay kulankeedii labaad guul gaarto.

Haddaba daqiiqadii 27aad kooxda Liverpool ayaa heshey gool waxaana u dhaliyey weeraryahankeeda cusub ninka lagu magacaabo Cristian Benteke.

Ciyaarta ayaa socotey waxaana ugu danbeyn ciyaartaasi 90kii daqiiqo ee loogu talagalay ay ku soo dhamaatey gool iyo waxba.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles