Falanqeynta Taariiq ee kulanka Premier league Aston Villa ? – ? Manchester...
Louis van Gaal ayaa raadinaya guushiisii labaad ee horyaalka caawa xili Aston Villa ay dooneyso iney soo afjarto Abaarta ka heysata iney kaga badin weyso garoonkeeda United. Kulanka: Aston Villa ? – ?...
View ArticleFalanqeynta taariiq Finalka Lugta kowaad Spanish Super Cup ee Athletic Bilbao...
Barcelona ayaa caawa la ciyaareysa lugta koowaad ee Finalka Spanish Super Cup kooxda Athletic Bilbao. Kulanka: Athletic Bilbao ? – ? Barcelona Garoonka: San Mames Barria Garsooraha: Jose Luis Gonzalez...
View ArticleLionel Messi oo codsaday in garab lagu siiyo caawinta Masiibada ka dhacday...
Lionel Messi ayaa ku baaqay in la taageero dad wax ay saameeyeen daadad waxyeeleynayay mudooyinkan dalka uu ka soo jeedo ee Argentina. Buenos Aires waxaa ku dhuftay roobab iyo dabaylo is wata taas oo...
View ArticleMario Balotelli oo diiday inuu ku biiro kooxaha aan u qalmin ee doonaya
Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa go’aan ku gaaray inuusan ku biirin xagaagan kooxaha Taliyaaniga ee doonaya. Kadib markii xagaagii hore uu ugu soo wareegay AC Milan £16milyan kooxda...
View ArticleXiriirka kubada Cagta FIFA oo u sheegay Jose Mourinho in marada ay ka dhacday...
Kadib markii gudiga dhaqaatiirta ciyaaryahanada Premier league ay cambaareeyeen Jose Mourinho waxaa ku soo biiray gudigaha caafimaadka ee Fifa. Madaxa Cafaimaadka ee Fifa Jiri Dvorak ayaa difaacay...
View ArticleMikel Arteta”Rajadeena ku guuleysiga horyaalka xagaagan wali waa baaqi
Kabtanka Arsenal Mikel Arteta ayaa ku kalsoon xiddigaha kooxdiisa in awood buuxda ay u leeyihiin xagaagan iney ku guuleystaan horyaalka Premier league. Gunners ayaa guuldaro ku furay kulankeeda ugu...
View ArticleAndre Pirlo iyo David Villa oo guul ku hogaamiyay kooxda New York City
New York City ayaa garaacday kooxda DC United xili Frank Lampard uu dhaawac ku seegay markale kulankan. 3-1 ayey ku adkaatay kooxda ay ka wada tirsan yihiin Pirlo,Frank Lampard. David Villa ayaa...
View ArticleLiverpool oo raali ka ah Lucas Leiva inuu AC Milan ku biiro
AC Milan ayaa hogaamineysa doonista ciyaaryahanka reer Brazil ee qadka dhexe Lucas Leiva kaas oo ka tirsan kooxda England ee Liverpool. 28 jirkan ayey Liverpool deyrisay waxaana Brendan Rodgers uu...
View ArticleLuois Van Gaal oo ku guuleysiga horyaalka ku xiray guulaha kulumada banaanka
Rajo badan ayuu leeyahay tababaraha Man United Luois Van Gaal waxaana uu arkaa inuu ku guuleysan karo horyaalka Premier league xagaagan. Shan Ciyaaryahan cusub ayaa ku soo biiray kooxda sanadkan iyadoo...
View ArticleManchester City Oo Da’ Yer Ka Arkootey Real Madrid.
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab ka gudbisey weeraryahanka reer Spain ee lagu magacaabo Ruben Sobrino. 23 jirkan ayaa waxaa milkiyadiisa iska leh koxda Real Madrid waxaana uu kamid...
View ArticleEva Carneiro oo ku dacweyneysa Jose Mourinho Maxkamadaha England kadib markii...
Waxaa isa soo taraya wararka ku aadan dagaalka u dhaxeeya tababaraha Chelsea Jose Mourinho iyo dhaqtarada Chelsea ee ciyaaryahanada Eva Carneiro. Warbaahinta England ayaa fisirtay hadaladii uu gudaha...
View ArticleAdnan Januzaj Oo Suurtagal Ka Dhigey In uu Amaah ugu Biiro Kooxda Sunderland.
Adnan Januzaj garab weerarka kooxda Manchester United ayaa waxaa uu suurgal ka dhigey in xagaagan uu amaah ugu dhaqaaqi karayo kooxda Sunderland. Kooxda Black Cats-ka ayaa waxaa ay aad u doonayeen in...
View ArticleJuventus Oo Horyaalka Ingriiska U Arkootey Suuqeeda, Xiddig Labad Ayeey Dalab...
Kooxda reer Taliyaani ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay u soo qalab qaadatey soo qaadashadda xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Tottenham ninka lagu magacaabo Christian Eriksen. Juventus...
View ArticleSuuqa: Athletic Bilbao Oo Dhigeeda Atletico Madrid Ka Rabta Xiddigeeda Raul...
Athletic Bilbao ayaa lagu soo waramayaa in ay aad u xiiseyneyso soo qaadashadda xiddiga kooxda Atletico Madrid qadka dhaxe uga ciyaara ee Raul Garcia. Majaladda AS ayaa xuseysa in labadda kooxood ay...
View ArticleRasmi: Kooxda Aston Villa Oo La Soo Saxiixatey Xiddig Barcelona Ka Tirsan.
kooxda reer England ee Aston Villa ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey saxiixa Adama Traore oo ay kala soo wareegeen kooxda Barcelona. 19 jirkan ayaa noqonaya saxiixii 10aad ee ay kooxda Aston Villa xagaagan...
View ArticleLouis Van Gaal Oo U Hanjabey Aston Villa Ka Hor Kulanka Caawa.
Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchester United ayaa waxaa uu ka hadley kulanka caawa kooxdiisa ay wajihi doonto kooxda Aston Villa. Kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale Aston Villa ayaa...
View ArticleChelsea Oo Xaqiijisey In Oscar Uu Kulanka Manchester City Ka Maqnaan Doono...
Jose Mourinho macalinka kooxda reer England ee Chelsea ayaa waxaa uu sheegey in xiddigiisa Oscar uu kooxda ka maqnaan doono kulanka ay axada la ciyaari doonan kooxda Manchester City. Xiddigan ayaa...
View ArticleArsene Wenger Oo Xaqiijiyey In Welbeck Oo Labo Todobaad Oo Hor Leh Uu Kooxda...
Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa sheegey in xiddiga weerarka kooxdiisa uga ciyaara ee Welbeck uu kooxda dhaawac kaga sii maqnaan doono laba todobaad oo hor leh. 24 jirkan...
View ArticleDavid De Gea ” Macalin Van Gaal Been Ayuu Iga Sheegey!!!”
David De Gea goolhayaha kooxda Manchester United ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamey warka ka soo yeerey macalinkiisi Van Gaal ee sheegya in xiddigan uu diidey in kulanka Aston uu u safto kooxda....
View Article