Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Eva Carneiro oo ku dacweyneysa Jose Mourinho Maxkamadaha England kadib markii uu Erey xun ku dhahay

$
0
0

Waxaa isa soo taraya wararka ku aadan dagaalka u dhaxeeya tababaraha Chelsea Jose Mourinho iyo dhaqtarada Chelsea ee ciyaaryahanada Eva Carneiro.

Warbaahinta England ayaa fisirtay hadaladii uu gudaha garoonka ugu dhex qeygaliyay gabadhan markaas oo ay daweyneysay Eden Hazard.

2B54DAC400000578-3196584-Mourinho_looks_on_as_Chelsea_managed_to_hang_on_and_draw_2_2_wit-m-11_1439474541465

Mourinho ayaa la sheegay inuu ku dhahay Eva Carneiro Ereyga anshaxa aan u fiicneen ee ah iney tahay tomato ama dhilo.

Hadalkan waxaa Mourinho uu kala kulmay cambaareyn  badan xirirka kubada cagta England iyo Fifa taasna uma wanaagsanaan doonto Madaxweynaha Adag Blues ee Roman Abramovich.

Eva Carneiro ayuu Mourinho ganaaxay iney soo shaqo gasho kulanka ay la ciyaareyso Chelsea kooxda Man City.

Eva Carneiro waxaa la sheegay iney dacwad ka dhan ah hadalada uu ugu gafay Mourinho iney ku dacweyso Maxkamadaha England.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles