Man City oo xaqiijisay Fabian Delph inuu ku laabanayo England
Macalinka Man City Manuel Pellegrini ayaa xaqiijiyay Fabian Delph inuu u duulayo England maadaama uu ku dhaawacmay safar ciyaareedka xagaaga ee kooxda. Ciyaaryahankii hore Aston Villa ayaa kaliya 18...
View ArticleStevan Jovetic oo u duulaya Dalka Taliyaaniga saacadaha soo socda
Stevan Jovetic ayaa la rajeynayaa inuu u duulo Taliyaaniga si uu maalinta Tallaadada tijaabada caafimaad uu ugu maro kooxda Inter Milan. €15milyan ayaa la rajeynayaa inuu ugu wareego kooxda Milano ka...
View ArticlePierre-Emerick Aubameyang oo iska diiday inuu ku biiro Arsenal
Pierre-Emerick Aubameyang ayaa albaabada ka xertay kooxda Arsenal ee horyaalka Premier league. Arsene Wenger ayaa taageere weyn ahaa mudo dheer ciyaaryahanka Borussia Dortmund waxaana uu ku riyoonayay...
View ArticleTOP:Edinson Cavani oo noqday weerarayahanka lama filaanka ugu biiraya Man United
Edinson Cavani ayaan ka raja dhigin wali inuu ku biiro kooxda Manchester United waxaana uu rajeynayaa inuu ku biiro inta uusan suuqa kala iibsiga xermin. Ciyaaryahanka Uruguay ayaa la rajeynayaa inuu...
View ArticleTOP:Inter Milan oo xaqiijisay heshiiska Stevan Jovetic
Inter Milan ayaa xaqiijisay Stevan Jovetic inuu tijaabada caafimaad u marayo maalinta Taallaada kana soo tagaya Manchester City balse lagu soo dhaweyn doono Milano beri. Goal.com ayaa sheegeysa 25...
View ArticleRASMI:Man United oo la soo wareegtay goolhaye Sergio Romero.
Manchester United ayaa dhameystirtay saxiixa goolhayaha xulka Argentina Sergio Romero. 28 jirkan ayaa uga soo biiray Man United beeca xorta ah kooxda Sampdora waxaana uu qalinka ku duugay heshiis...
View ArticleGoolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny oo maanta ku biiraya Kooxda AS Roma
Goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny ayaa xaqiijiyay inuu amaah ugu wareegayo kooxda Roma. Arsenal ayaa ku qasbanaatay iney fasaxdo goolhayahan maadaama ay heystaan seddex goolhayayaal kale oo kala...
View ArticleLabo Kulan labo Koob,Goolhaye Petr Cech oo rikoor ku sameeyay Arsenal+sawiro
Arsenal ayaa fariin u dirtay kooxda Chelsea oo 3-da bisha soo aadan la ciyaareysa. Gunners ayaa ku guuleysaya koobka ay iyada dhigto ee Emirates Cup kadib 1-0 ay ugu adkaatay kooxda Wolfsburg . Theo...
View ArticleXiddigihii hore AC Milan Kaka iyo Pirlo oo horyaalka MLS isaga horyimid+sawiro
Andrea Pirlo ayaa kulankiisii ugu horeeyay u saftay kooxdiisa cusub ee MLS-ka New York City waxaana ay 5-3 ugu badiyeen kooxda saaxibkiisii hore Kaka uu kabtanka u yahay ee Orlando. David Villa oo...
View ArticleSawirada tababarka Real Madrid oo maanta Inter la ciyaareysa iyo Saacada la...
Real Madrid ayaa ku jirta tababarkii ugu dambeeyay oo ay ku wajaheyso kooxda Taliyaaniga ee Inter Milan. Ciyaartoyga Madrid ayaa gaaray magaalada Guangzhou ee koonfurta dalka China. Cristiano Ronaldo,...
View ArticleVan Gaal”Maya Ronaldo,Waxaan u baahanahay Messi,Neymar iyo Suarez
Macalinka Man United ayaa daboolka ka qaaday inaan laga sugi doonin in kooxda uu dib ugu soo celiyo gool dhaliyaha Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo uu cadeeyay inuu yahay nin aan sahal lagu heli...
View ArticleSergio Ramos oo heshiis cusub u saxiixaya kooxdiisa Real Madrid
Kooxda Real Madrid ayaa ku dhow in heshiis cusub ay la gaarto daafaceeda Sergio Ramos kaas oo ku dhawaaday mar inuu Manchester United ku biiro. Horay Florentino Perez oo ah Madaxweynaha Real Madrid...
View ArticleArsene Wenger oo diiday inuu fasaxo wiilkiisa cajiibka ah ee Jeff Reine-Adelaide
Macalinka Arsenal ayaa xaqiijiyay inuusan amaah ku fasaxeyn xagaaga dambe da’yarkiisa wacdarada ka dhigaya koobka Emirates Cup ee Jeff Reine-Adelaide. 17 jirkan ayaa shalay qeyb ka ahaa safkii...
View ArticleAngel di Maria oo macsalaameynaya Man United maanta kuna biiraya PSG
Angel di Maria ayaa macsalaameeyay qaar kamid ah saaxibadiisa Man United maadaama maanta lagu wado inuu ku biiro kooxda Paris Saint-Germain. 27 jirkan ayaan waqti badan ku qaadan Man United oo...
View ArticleMauro Icardi oo sheegay inuu ku sigtay ku biirista Real Madrid
Weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi ayaa sheegay inuu ku dhawaaday horaantii sanadkan kooxda Real Madrid inuu ku biiro. Icardi ayaa dhaliyay 22 gool 36 kulan uu u saftay 2014-15 kooxda Serie A ka...
View ArticleSawirada Goolhayaha Arsenal oo lagu soo dhaweeyay Roma
Goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny ayaa ka dagay maanta magaalada Roma gaar ahaan garoonka diyaaradaha Leonardo da Vinci Airport. Roma ayuu ugu biiray Amaah halsano ah. Goolhayaha Poland ayaa ka...
View ArticleReal Madrid oo goolal badan ku xaaqday Inter Milan+sawiro
Real Madrid ayaa bixineysa jawaabooyin culus kadib 4-1 ay ugu adkaatay Man City markana waxaa ay Inter Milan ku garaaceen maanta 3-0. Kulankan ayaa ka tirsanaa koobka International Champions Cup oo ka...
View ArticleRasmi:Xiddigii AC Milan Sulley Muntari oo ku biiray koox Sacuudiga ka dhisan
Ciyaaryahankii hore AC Milan Sulley Muntari ayaa ku biiray kooxda Saudi Arabia ee Al Ittihad. Heshiis labo sano ayuu u saxiixay kooxdan. Ciyaaryahanka Ghana u dhashay ayaa bishii hore Milan ka...
View ArticleMan United oo xagaagan aan iibsan doonin Nicolás Otamendi
Nicolás Otamendi ayey u badan tahay inuusan xagaagan ku biireyn kooxda Manchester United oo raadineysay. Ciyaaryahanka Argentina waxaa uu liiska daafacyada ugu jiray Van Gaal oo daafacyo xumi ay ku...
View ArticleRaheem Sterling oo la joojin la’yahay markalana gaaray shabaqa Xili Man City...
Kooxda Manchester City oo kulankii ugu dambeeyay guuldaro ay ka soo gaartay Real Madrid ayaa 8-1 waxaa ay ku garaacday dhamaan xiddigaha xulka dalka Vietnam. Xiddigaha kala ah Raheem Sterling, David...
View Article