Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

TOP:Inter Milan oo xaqiijisay heshiiska Stevan Jovetic

$
0
0

1021052_heroa

Inter Milan ayaa xaqiijisay Stevan Jovetic inuu tijaabada caafimaad u marayo maalinta Taallaada kana soo tagaya Manchester City balse lagu soo dhaweyn doono Milano beri.

Goal.com ayaa sheegeysa 25 jirkan inuu ugu wareegayo kooxda Serie A heshiis 12 bilood amaah ah.

Heshiiska waxaa kamid ah in Inter ay ku iibsan karto Jovetic xagaaga dambe £8.5milyan.

City ayaa sidoo kale heli doonta £2milyan oo dheeri ah hadii wiilasha Roberto Mancini ay u soo baxaan Champions league xagaaga dambe.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles