Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

TOP:Edinson Cavani oo noqday weerarayahanka lama filaanka ugu biiraya Man United

$
0
0

paris-saint-germain-edinson-cavani

Edinson Cavani ayaan ka raja dhigin wali inuu ku biiro kooxda Manchester United waxaana uu rajeynayaa inuu ku biiro inta uusan suuqa kala iibsiga xermin.

Ciyaaryahanka Uruguay ayaa la rajeynayaa inuu qeyb ka noqdo heshiiska Angel di Maria uu ugu wareegayo PSG wallow wakiilkiisa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay kooxda France.

Laakiin Daily Star ayaa heleysa warar lagu kalsoon yahay oo sheegaya Cavani inuu wali rabo ka tagista Parc des Princes wadadiisana ay tahay United

2013 ayuu PSG kaga soo biiray Cavani kooxda Napoli balse inta badan Zlatan Ibrahimovic ayaa ahmiyada weyn leh.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles