Pierre-Emerick Aubameyang ayaa albaabada ka xertay kooxda Arsenal ee horyaalka Premier league.
Arsene Wenger ayaa taageere weyn ahaa mudo dheer ciyaaryahanka Borussia Dortmund waxaana uu ku riyoonayay inuu mar uun ku soo daro kooxdiisa.
Laakiin Pierre-Emerick Aubameyang ayaa diiday haatan inuu ku biirayo horyaalka England waxaana uu cadeeyay inuu ku faraxsan yahay kooxdiisa.
Waxaa uu sheegay Borussia Dortmund inuu aaminsan yahay iyadana uu koobkasta kula guuleysan karo.
Xagaagii hore 24 gool ayuu dhaliyay tartamada oo dhan