Macalinka Man City Manuel Pellegrini ayaa xaqiijiyay Fabian Delph inuu u duulayo England maadaama uu ku dhaawacmay safar ciyaareedka xagaaga ee kooxda.
Ciyaaryahankii hore Aston Villa ayaa kaliya 18 daqiiqo u ciyaaray City kulankii Real Madrid.
Tababaraha ayaa shirkiisa jaraa’id ku xaqiijiyay warkan.
“Fabia waxaa uu joogaa Australia sida dhaqtarka uu sheegay inoolama safri karo vietnam oo aan kula ciyaarayno xulkooda,48 saac ee socota waxaa uu u duulaya guriga.
City ayaa 4-1 looga badiyay kulankii ugu dambeeyay oo waxaa garaacday Real Madrid.