Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Raheem Sterling oo la joojin la’yahay markalana gaaray shabaqa Xili Man City ay badisay+sawiro, safkii iyo Goos Gooska

$
0
0

article-3176215-2AE2732100000578-7_964x386

Kooxda Manchester City oo kulankii ugu dambeeyay guuldaro ay ka soo gaartay Real Madrid ayaa 8-1 waxaa ay ku garaacday dhamaan xiddigaha xulka dalka Vietnam.

Xiddigaha kala ah Raheem Sterling, David Silva iyo Aleksander Kolarov ayaa kulankan ka dhaliyay min labo gool.

Goolasha kalana waxaa dhaliyay da’yarada Rony Lopes iyo Jose Pozo.

Nguyen Van Quyet  ayaa dhaliyay dhamaadka ciyaarta goolka calanka Vietnam.

Safkii u saftay Man City kulankan waxaa ay kala yihiin.

Manchester City: Hart (Caballero 46); Sagna (Horsfield 76), Mangala, Denayer (Humphreys 76), Kolarov; Garcia (Zuculini 67), Evans; Navas (Pozo 67), Silva (Roberts 67); Sterling (Lopes 67); Iheanacho (Dzeko 67).

Daawo Goolasha Man City ay ku adkaatay.

Raheem Sterling (right) scored twice for Manchester City as they thrashed Vietnam 8-1 in Monday's pre-season friendly

Like Sterling, David Silva scored twice for Manuel Pellegrini's side as they cruised to victory in Hanoi

The Spain internaiotnal (left) celebrates with Sterling after netting one of his two goals against Vietnam


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles