Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Sawirada Goolhayaha Arsenal oo lagu soo dhaweeyay Roma

$
0
0

2AE0679400000578-3175919-image-m-38_1437998660234

Goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny ayaa ka dagay maanta magaalada Roma gaar ahaan garoonka diyaaradaha Leonardo da Vinci Airport.

Roma ayuu ugu biiray Amaah halsano ah.

Goolhayaha Poland ayaa ka tagay Arsenal kadib markii uu boos joogta ah ka waayay.

Roma waxaa ay dooneysaa heshiis joogta ah ay la wareegto laakiin Arsene Wenger ayaa raba inuu soo ceshto marka uu amaahda kasoo laabto.

Wojciech Szczesny held the Roma scarf aloft having touched down at Leonardo da Vinci International Airport
The goalkeeper will move to the Italian side on a season-long loan from Premier League hopefuls Arsenal
Having been at Arsenal since 2006, making his way into the first-team in 2009, Szczesny has now moved on
Szczesny carried his luggage through the terminal building in Rome
Szczesny beamed as he was greeted by a sea of Roma fans and journalists ahead of his new challenge

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles