Rivaldo oo ku dhawaaqay 11-ka xiddig ee ugu jeclaa Champions league,No C,...
Rivaldo ayaa ku guuleystay Champions league markii uu AC Milan joogay sanadkii 2003 markaas oo ay koobka ka qaadeen Juventus. Xiddigii hore Brazil ayaa ku dhawaaqay 11-kiisa xiddig riyada ee ugu...
View ArticleMarkii Shanaad Taariikhda Barcelona oo la hoyotay koobka Championka...
Markii shanaad ayay Barcelona ku guuleysatay koobka Champion League-ha ka dib markii 3 – 1 ay kaga faraxasheen kooxda Juventus oo sannadkaan wacdaro ka dhigtay garoomada qaarada Yurub. Barcelona gool...
View ArticleRobin van Persie oo ku goodiyay inuu ka tagayo Man United
Robin van Persie ayaa u socda inuu go’aan ka gaaro mustaqbalkiisa Man United hadii xagaaga dambe uu key ku sii jiro. 31 jirkan ayaa ku dhameystay xagaagii dhamaaday dhaawac. Isagoo lahadlayay The...
View ArticlePaul Pogba oo shaki geliyay mustaqbalkiisa kooxda Juventus
Paul Pogba ayaa diiday inuu ka hadlo mustaqbalkiisa in juventus uu u sii ciyaarayo xagaaga dambe iyo in kale. Kadib 3-1 kooxdiisa looga qaaday Finalka 2015 ee Champions league ayaa la weydiiyay...
View ArticleJackson Martinez oo kooxdiisa ay u fasaxday inuu ku biiro Arsenal
Arsenal ayaa ku sii dhawaaneysa iney la soo saxiixato weeraryahanka Porto Jackson Martinez kadib markii loo diiday inuu ku biiro kooxda Atletico Madrid. Metro ayaa qortay in Arsene Wenger ayaa doonaya...
View ArticleJavier Hernandez oo sheegay inuu kala ogeyn Real Madrid iyo Man United kooxda...
Weeraryahanka Man United Javier Hernandez ayaa soo dhaweeyay tababaraha cusub ee Real Madrid Rafael Benitez waxaana uu qabaa inuu shaqo fiican u qabo doono kooxda Spain. Hernandez ayaa xagaagii hore...
View ArticlePatrice Evra”qalad ayey igu aheyd inaan ka tago Man united
Ciyaaryahankii hore Man United Patrice Evra ayaa sheegay iney aheyd wax adag inuu ka tago koox uu u soo ciyaarayay mudo siddeedsano ah kadib markii uu kaga biiray Juventus. 34 jirkan ayaa sanadkiisii...
View ArticleIvan Rakitic”Si sahal ah ayaan ugu badinay Juventus
Ivan Rakitic ayaa daboolka ka qaaday inuu la yaaban yahay sida fudeedka leh ay Juventus 3-1 ay ugu badiyeen finalka Champions league. Rakitic ayaa dhaliyay goolkii hore Barcelona wallow uu soo bar...
View ArticleJamie Carragher oo ku faanaya Luis Suarez inuu ahaa xiddig Liverpool ah
Jamie Carragher ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in xiddigii hore Liverpool Luis Suarez uu ku guuleysto koobka qaramada Yurub ee Uefa Champions league. Sanadkii 2014 ayuu Suarez ugu soo wareegay...
View ArticleLionel Messi oo la gudoonsiinayo kabta dahabka Gool dhalinta Champions league
Dad badan ayaa ku muransan cida sanadkan la siin doono kabta gool dhalinta Champions league maadaama seddex ciyaaryahan ay min 10 gool dhaliyeen. Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Neymar ayaa wada...
View ArticleTaariiqda Sida loogu kala guuleystay gool dhalinta Champions league tan iyo...
Kadib markii ay isku guul noqdeen Ronaldo,Messi iyo Neymar sanadan waxaan idin soo gudbineynaa xiddigaha horay ugu guuleystay gool dhalinta Champions league. 2013/14: Cristiano Ronaldo (Real Madrid...
View ArticleLionel Messi iyo Ronaldo oo hogaaminaya kooxda ugu fiican Champions league
Lionel Messi iyo Ronaldo ayaa hogaaminaya kooxda sanadka ugu fiicneyd Champions league waxaana qiimeyntan sameysay Goal.com. Barcelona ayaa markii shanaad xalay waxaa ay ku guuleysatay Champions...
View ArticleSeddex rikoor caan noqday uu Andres Iniesta ka sameeyay Champions league
Labo rikoor weyn ayuu sameeyay xiddiga Barcelona Andres Iniesta kaas oo sidoo kale loo doortay xiddiga ugu fiicnaa ciyaartii dhexmartay Juve iyo Barcelona taas oo ku dhamaatay 3-1. Rikoorada Iniesta...
View ArticleIvan Rakitic goolkiisa oo baaldahab ka galay goolashii ugu dhaqsiyaha badnaa...
Sanadkiisii ugu horeeyay Barcelona Ivan Rakitic waxaa uu la qaadanayaa Barcelona xili guul waxaana uu dhaliyay gool xalay kaas oo sameeyay seddex micno oo kala ah. 1-Rakitic goolka uu ku dhaliyay...
View ArticleWarka waa uu cadyahay:Barcelona oo lix koob ku guuleysan karta 2015
Wali yaa is gaaray ayey Barcelona leedahay oo waxaa ay haatan ku guuleysatay seddex koob iyagoo eegaya seddex koob oo kale. Barcelona ayaa xalay sameysay rikoorkeedii 2008/09 ee seddex koob hal xili...
View ArticleMessi,Neymar iyo Suarez waa masiibo cidna aysan hor istaagi karin,Sheeko...
Shalay waxaa loogu wacayay Messi,Neymar iyo Suarez,kadib waxaa loo bixiyay MSN,markana waxaa u yeeray magaca seddexdii weerar ee ugu fiicnaa Abid ee goolasha ugu badan hal xili ciyaareed dhaliya taas...
View ArticleGeesiyaasha guuldareystay oo lagu soo dhaweeyay Taliyaaniga+sawiro
Geesiyaasha guuldareystay ee Juventus ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Turin ee wadanka Taliyaaniga kadib markii ay ka soo laabteen wadanka Germany. Goolhaye Buffon ayaa la arkayay inuu qiireysnaa...
View ArticleMan United iyo Arsenal oo laga niyad jibiyay saxiixa Karim Benzema
Wakiilka Karim Benzema ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya inuu ku biirayo kooxaha Man United iyo Arsenal waxaana uu sheegay inuu baxayo hadii Real Madrid ay ka dalbato. Warar ayaa sheegayay in Real...
View ArticleGeesiyaasha reer Yurub oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Barcelona...
Xalay ayay ahayd kooxda Barcelona markii ay ku guuleysteen koobkooda sedexaad oo xilli ciyaareedkaan iyo koobkooda shanaad ee abid ee Championka ay ku guuleystaan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey...
View ArticleRobin van Persie oo ka warbixiyay qorshaha Suuqa kala iibsiga Man United...
Robin van Persie ayaa sheegay kooxdiisa In xagaagan ay suuqa kala iibsiga gelineyso lacag dhan £200milyan taas oo ka dhigeysa koox dhameystiran oo horyaalka u tartami karta. United ayaa xagaagii hore...
View Article