Ivan Rakitic ayaa daboolka ka qaaday inuu la yaaban yahay sida fudeedka leh ay Juventus 3-1 ay ugu badiyeen finalka Champions league.
Rakitic ayaa dhaliyay goolkii hore Barcelona wallow uu soo bar bareeyay Alvaro Morata.
Luis Suarez ayaa kadib dhaliyay goolkii guusha ansixiyay.
Sky Sports News ayuu u sheegay in Juventus ay ka gaareen guul sahal ah ayna usocdaan xagaaga dambe in koobab badan ay ku guuleystaan.