Robin van Persie ayaa u socda inuu go’aan ka gaaro mustaqbalkiisa Man United hadii xagaaga dambe uu key ku sii jiro.
31 jirkan ayaa ku dhameystay xagaagii dhamaaday dhaawac.
Isagoo lahadlayay The Mirror waxaa uu sheegay inuu lahadlay Van Gaal waana ka xumahay xiligan meel ugama socda United ayuu yiri.
Laakiin hadii ay igu dhacdo Falcao oo kale waan ka tagayaa kooxda xili ay raadineyso Lazio.