Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Natiijooyinka: Manchester United Iyo Newcastle United Oo Isku garba dhacay.

Kooxaha Newcastle United iyo weliba sidoo kale Manchester United ayaa waxaa ay isku arkeen kulan ku tirsan horyaalka ingriiska waana kulan aad iyo aad u wanaagsan. Haddaba ciyaarta oo aheyd mid aad iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Man United oo niyadjab uu ku qabsaday garoonkeeda Old Trafford

Goordhow waxaa soo gaba gaboobay kulan Man United ay dhaafi weysay kooxda madaxa adag ee Newcastle United. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay bar baro 0-0. Laakiin United ayaa qaaday weerar xawli ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddiga Arsenal Gedion Zelalem oo amaah ugu wareegay kooxda Rangers

  Kooxda Rangers ayaa goordhow  amaah kula wareegtay xiddiga qadka dhexe Arsenal Gedion Zelalem. Daily Record ayaa cadeysay 18 jirkan inuu ka qeybgali doono kulanka Hibernian ay la ciyaareyso Rangers...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Enrique oo ka hadlay rajada horyaalka Barcelona iyo xaalada Neymar

Macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa ku kalsoon in kooxdiisa ay difaacan karto xagaagan horyaala La Liga. Barcelona ayaa habeen dambe kulanka furitaanka waxaa ay wajaheysaa kooxda Athletic Bilbao....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sinisa Mihajlovic oo cadeeyay iney habeen dambe kaliya guul ka go’antahay

Macalinka AC Milan Sinisa Mihajlovic ayaa si fudud u sheegay inuu doonayo habeen dambe kulankiisa ugu horeeya horyaalka guul. AC Milan ayaa habeen dambe 9:45 waxaa ay la ciyaareysaa kooxda Fiorentina....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Man United oo ku dibad baxay Van Gaal caawa kana dalbaday...

Manchester United  ayaa kuftay ugu dambeyn maanta oo weysay halkii gool ay ku baxsan jireen. Labo ciyaar oo min hal gool maantaba waxaa la waayay halkii gool. Man United ayaa bar baro 0-0 waxaa ay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard oo u baahan inuu hurdada ka tago hadii uu ku faraq xeranayo Messi...

Eden Hazard  ayaa ku celiyay rajadiisa iney tahay inuu gaaro darajada ay leeyihiin Lionel Messi iyo Ronaldo. Jose Mourinho ayaa bilowgii xili ciyaareedkan amaan ku hubiyay Hazard isagoo sheegay inuu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Barcelona oo ku wareersan labadiisa goolhaye ee Bravo iyo Ter Stegen

Labada Goolhaye Barcelona ee Claudio Bravo iyo Ter Stegen ayaa ka wal walsan cida uu noqon doono habeen dambe goolhayaha koowaad ee ciyaaraya kulanka ugu horeeya horyaalka. Sida caadada aheyd xagaagii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho “waan iska fasaxay Kevin de Bruyne kadib markii uu igu ooyay

Jose Mourinho ayaa difaacay go’aankii uu Chelsea uga iibiyay xiddiga kacsan haatan ee isha lagu wada hayo Kevin de Bruyne. Sanadkii 2014 Jose Mourinho ayaa £18milyan uga iibiyay kooxda Wolfsburg...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaad kala socotaa Tan iyo 2013 xiddigaha caanka ah uu Ed Woodward ka...

Madaxa Fulinta Manchester United Ed Woodward ayaa la kulmay isbuucaan guuldaro weyn kadib markii Chelsea ay la wareegtay Pedro. Ed Woodward ayaa Barcelona u joogay maalmo arinta heshiiska Pedro...

View Article

Akhriso: Natiijooyinka Kulamadii Maanta laga ciyaarey Horyaalka Ingriiska.

Manchester United 0 – 0 Newcastle United FT Crystal Palace 2 – 1 Aston Villa FT Leicester City 1 – 1 Tottenham Hotspur FT Norwich City 1 – 1 Stoke City FT Sunderland 1 – 1 Swansea City FT West Ham...

View Article

Wenger oo ka hor kulankooda Liverpool hanjabaad tii ugu cusleyd hawadda u...

Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu sheegey natiijadda uu ka filan karayo kulanka isniinta uu la ciyaari doono kooxda Liverpool. Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa...

View Article

Akhriso: Natiijooyinka Kulamadda Caawa laga ciyaarey horyaalka Taliyaaniga.

Hellas Verona 1 – 1 Roma FT Lazio 2 – 1 Bologna

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta kulanka La Liga ee kooxaha Sporting Gijon ? – ? Real Madrid

Rafael Benitez ayaa kulankiisii ugu horeeyay horyaalka hogaaminaya Real Madrid xili uu cadaadis ku saaran yahay inuu kooxda u qaado horyaalkeedii ugu horeeyay tan iyo 2011. Kulanka: Sporting Gijon ? –...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariiqda kulanka Serie A ee dhexmaraya kooxaha Inter ? – ? Atalanta

Roberto Mancini ayaa u socda Inter inuu u qaado horyaalkeedii gu horeeyay tan iyo sanadkii 2010. Kulanka: Inter ? – ? Atalanta Garoonka: Stadio Giuseppe Meazza, Milano Saacada:9:45 habeenimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

wax waliba oo aad ugu baahantahay kulanka Serie A ee Juventus ? – ? Udinese

Massimiliano Allegri ayaa kula taliyay wiilashiisa ineysan is dhigan maadaama afartii sano ee la soo dhaafay ay qaadayeen horyaalka. Kulanka: Juventus ? – ? Udinese Garoonka: Juventus Stadium, Torino...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta kulanka Premier league West Bromwich Albion ? – ?...

Jose Mourinho ayaa qaba maanta in Baba Rahman iyo Pedro ay kicin doonaan burhaanta Chelsea ee guulaha. Kulanka: West Bromwich Albion ? – ? Chelsea Garoonka: The Hawthorns, West Bromwich Garsooraha:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariiqda kulanka Serie A ee kooxaha Fiorentina ? – ? AC Milan, Mihajlovic oo...

Sinisa Mihajlovic ayaa kulankiisii ugu horeeyay horyaalka Serie A waxaa uu hogaaminayaa kooxdiisa cusub ee AC Milan oo dib u habeyn xagaagan lagu sameeyay. Kulanka: Fiorentina ? – ? AC Milan Garoonka:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax waliba oo aad uga baahantahay kulanka Everton iyo Manchester City

Macalin Manuel Pellegrini ayaa sheegay iney adagtahay  in seddexda dhibcood ay gacanta ku dhigaan caawa iyadoo ay jirto in horyaalka xawli ay ku furteen. Kulanka: Everton ? – ? Manchester City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta kulanka La Liga ee Athletic Bilbao ? – ? Barcelona,Messi oo ciil...

Barcelona ayaa dooneysa iney guul isaga daweyso dhaawicii ka soo gaaray Athletic Bilbao koobka Spainish Super Cup. Kulanka: Athletic Bilbao ? – ? Barcelona Garoonka: San Mamés Barria, Bilbao...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live