Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Tababaraha Barcelona oo ku wareersan labadiisa goolhaye ee Bravo iyo Ter Stegen

$
0
0

Labada Goolhaye Barcelona ee Claudio Bravo iyo Ter Stegen ayaa ka wal walsan cida uu noqon doono habeen dambe goolhayaha koowaad ee ciyaaraya kulanka ugu horeeya horyaalka.

Sida caadada aheyd xagaagii hore Claudio Bravo ayaa ciyaari jiray horyaalka halka Ter Stegen uu ahaa goolhayaha Champions league.

2065911

Goolhayaha Germany ayaa xagaagan ku doodaya inuu rabo safashada kulamada horyaalka.

Luis Enrique ayaan go’aansan wali cida uu habeen dambe safi lahaa Claudio Bravo ama Ter Stegen wallow goolhayaha Germany garoonka habeen dambe lagu ciyaarayo looga dhaliyay afar gool .

Daafa Barcelona ee la rajeynayo habeen dambe waa Alves, Mascherano, Vermaelen ama Bartra.

Qadka dhexe ayaa la fahansan yahay iney noqon karaan Busquets, Rakitic iyo Iniesta.

Maadaama uu dhaawacan yahay  Neymar Messi, Suarez iyo  Rafinha ayaa la filayaa iney weerarka hogaamin doonaan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles