Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Taariiqda kulanka Serie A ee dhexmaraya kooxaha Inter ? – ? Atalanta

$
0
0

Roberto Mancini ayaa u socda Inter inuu u qaado horyaalkeedii gu horeeyay tan iyo sanadkii 2010.

Kulanka: Inter ? – ? Atalanta

Garoonka: Stadio Giuseppe Meazza, Milano

Saacada:9:45 habeenimo

Maalinta:Axad

Taariiqda: August 23, 2015

Kooxaha Inter iyo Atalanta ayaa heysta caawa safaf caafimaad qaba.

stevanjovetic-cropped_1agna5s9ho9641od0pnloag3t0

Xaqiiqooyinka ciyaarta.

Inter Milan ayaa guuldaro la’aan ah marka ay la ciyaareyso Atalanta kulanka ugu horeeya horyaalka ,seddex waa ay badisay halna bar baro.

Inter ayaan guuldaro kala kulmin garoonkeeda maalinta ugu horeysa horyaalka tan iyo sanadkii 1987-dii markaas oo ay guuldaro ka soo gaartay Pescara,tan iyo markaas waxaa ay badisay 10 seddexna bar baro.

Mid kasta oo kamid ah lixdii kulan ugu dambeeyay kooxahan dhexmaray waxaa ay iska dhalinayeen labo gool.

Mauro Icardi ayaa dhaliyay 41 gool seddexdii xili ciyaareed Serie A ee u dambeeyay,kaliya Romelu Lukaku ayaa wax ka badan dhaliyay oo 42 gool marka la eego shanta horyaal ee ugu weyn Yurub xiddigaha ka ciyaara ee dhashay 1993-dii.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles