Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Xiddiga Arsenal Gedion Zelalem oo amaah ugu wareegay kooxda Rangers

$
0
0

  Kooxda Rangers ayaa goordhow  amaah kula wareegtay xiddiga qadka dhexe Arsenal Gedion Zelalem.

Daily Record ayaa cadeysay 18 jirkan inuu ka qeybgali doono kulanka Hibernian ay la ciyaareyso Rangers  beri waxaana uu saaxibadiisa cusub uu ku biirayaa Isniinta.

gedion-zelalem-arsenal

Arsene Wenger ayaan marnaba ogolaan inuu xiddigan si toos u wada iibiyo maadaama uu leeyahay mustaqbal weyn oo ifaya.

Gedion Zelalem ayaa kamid ah xulka 20 jirada USA.

Kaliya kabo kulan ayuu u safray kooxda koowaad ee Arsenal.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles