Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Daawo Sawirada Man United oo niyadjab uu ku qabsaday garoonkeeda Old Trafford

$
0
0

Goordhow waxaa soo gaba gaboobay kulan Man United ay dhaafi weysay kooxda madaxa adag ee Newcastle United.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay bar baro 0-0.

Laakiin United ayaa qaaday weerar xawli ah hayeeshee aanu ku helin halkoo gool xitaa.

Chris Smalling iyo Javier Hernandez ayaa helay fursado gool ah balse waxaa ka diiday goolhayaha Holland ee Krul.

Bastian Schweinsteiger ayaa kulankiisii ugu horeeyay horyaalka safka hore kusoo bilowday waxaana lagu badalay qeybta dambe Michael Carrick.

Florian Thauvin ayaa kulankiisii ugu horeeyay isagana u saftay Newcastle.

Morgan Schneiderlin is held back by Newcastle new boy Georginio Wijnaldum as the pair battle for the ball in the middle of the pitch
Adnan Januzaj gets away from Vurnon Anita as Manchester United pile on the pressure in their third Premier League game of the season
Former Manchester United assistant manager Steve McClaren shouts instructions to his players on his return to Old Trafford
Summer signing Depay skips around Newcastle goalkeeper Krul before failing to pick out attacking partner Rooney
Manchester United defender Chris Smalling grabs the shirt of Newcastle skipper Coloccini during the second half

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles