Manuel Pellegrini ” Pep Guardiola Waa Macalin Koox Walba Ay Dooneyso In Uu...
Manual Peligrinni macalinka kooxda reer England ee Manchester City ayaa waxaa uu carabka ku dhuftey in koox walba ay jeceshay ama ay dooneyso in ay macalin ka dhigato Pep GUardiola. Macalinkan reer...
View ArticleBrendan Rodgers ” Kalsoonidii Luntey Ee Taageerayaasha Liverpool Ayaan...
Rodgers Macalinka kooxda Liverpool ayaa waxaa uu sheegey in xili ciyaareedkan uu doonayo in uu raali geliyo taageerayaasha kooxda. Kooxda Liverpool ayaa waxaa ay xagaagan sameysey dib u dhis aad iyo...
View ArticleMarco Verratti ” Anagoo Dhan Waxaan Dooneynaa In Ibrahimovic Uu Kooxda Sii...
Marco Verratti xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda PSG iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Taliyaaniga ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa PSG ay dooneyso in Ibrahimovic ay kooxda ku celiso...
View ArticleAtletico Madrid Oo Manchester United Ka Diidey Heshiis 25 Milyan Oo Ginni Ku...
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in laga soo diidey aduun lacaged gaaryaa ilaa iyo 25 Milyan oo ginni kaa oo ay ku doonayeen saxiixa goolhayaha kooxda Atletico Madrid ninka lagu...
View ArticleLucas Moura oo noqday xiddigii labaad PSG oo sanadkii labaad goolka...
Horyaalka France ayaa xalay Furmay iyadoo kooxda PSG ay 1-0 ugu adkaatay kooxda Lille. Hadaba Xiddiga reer Brazil ee LucasMour ayaa nasiib u yeeshay sanadkan inuu dhaliyo goolka horeeyay horyaalka...
View ArticleKarim Benzema waa laacibka 10-kii sano ee la soo dhaaftay,Tani waa sababta...
Tani waxaa ay kamid tahay sababta Arsenal ay u dooneyso iney ula soo wareegto Karim Benzema oo ka tirsan kooxda Spain ee Real Madrid. Ciyaaryahanka France ayaa heysta rikoorka xiddiga u dhashay France...
View ArticleXiddiga Cusub Man United Matteo Darmian oo mari doona labo wado oo Mid...
20-sano ayaa haatan laga joogaa markii ciyaaryahankii ugu horeeyay Italy uu ku biiro Premier league kaas oo ahaa Andrea Silenzi. Kadib ninkaas horyaalka England waxaa soo maray ciyaaryahano Italy u...
View ArticleMaxaad kala socotaa 7 -xiddig oo maalinta furitaanka Premier league hat-trik...
Iska dhaaf seddex gool maanta waxaan la ogeyn xiddiga goolka furitaanka ka dhalinaya horyaalka Premier league. Fursada goolka hore waxaa heysta xidigaha kooxaha Tottenham iyo Manchester United....
View ArticleMashaqo Waa Tan: Dzeko Oo Aan u Ciyaari Karin Kooxdiisa Cusub Ee Roma,...
Edin Dzeko Weeraryahanka Dhawaan galka ah ee Roma ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dhibaato ay ka heysato dhinaca u safashadda kooxda oo hadda lagu heysto sharci ahaanshiyaha safashadda kooxda....
View ArticleManchester United oo guul ku furatay horyaalka Premier league+sawiro iyo safkii
Kooxda Manchester United ayaa galabta guul ku furatay Horyaalka England kadib markii 1-0 ay ugu adkaatay kooxda Tottenham oo garoonkeeda ay kula ciyaareysay. Van Gaal ayaa diiday sanadkii labaad oo...
View ArticleChelsea oo jahwareer ku furatay horyaalka iskana celin weysay Gomis iyo Andre...
Chelsea ayaa waji gabax ku furatay caawa horyaalka Premier league kadib markii 2-2 ay la dhaafi weysay kooxda Swansea City. Bar baraha kan ayaa ka dhigan Chelsea ineysan wax guul ah gaarin lixdii...
View ArticleKaarkii roosaha ee la siiyay Thibaut Courtois oo baal ka galay taariiqda Chelsea
Chelsea ayaaa caawa bar baro 2-2 gashay kooxda Swansea waxaana jirta in roose la siiyay goolhayahooda Thibaut Courtois oo xitaa seegaya kulanka Derbiga ee Man City ay la ciyaareyso Axada. Kaarka...
View ArticleGoolkii Manchester United ay ugu adkaatay Tottenham oo taariiq lama ilaawaan...
Goolka Man United ay ku badisay Premier league ee ahaa iska dhaliska ayaa taariiq aan horay uga dhicin horyaalkan sameeyay. Kyle Walker ayaa iska dhaliyay goolkan ay Man United ku badisay kuna...
View ArticleMacalin Mourinho oo Diidey In Uu Dhaleeceyo Xiddigihiisa Kadib Barbarihii...
Jose Mourinho macalinka kooxda reer England ee Chelsea Jose Mourinho ayaa ka gaanbsadey in uu dhaleeceyo xiddigihiisa kadib barbarihii ay la galeen Kooxda Swansea City. Kooxda Chelsea ayaa kulankeedi...
View ArticleDurba Ciladiisa Waa Ogaadey: Macalinka Tottenham Oo Diyaar U Ah In Uu Suuqa...
Mauricio Pochettino macalinka kooxda Tottenaham ayaa waxaa uu sheegey in guuldaradii maanta ka soo gaartey kooxda Manchester United ay u tahay cashar wanaagsan. Kooxaha Tottenaham iyo Manchester United...
View ArticleFalanqeynta taariiq ee kulanka dhexmaraya kooxaha Arsenal ? – ? West Ham United
Arsene Wenger ayaa doonaya inuu garaaco West Ham si ay u rumeeyaan riyadooda horyaalka Premier league iney ku guuleystaan 11 sano kadib. Kulanka: Arsenal ? – ? West Ham United Garoonka: Emirates...
View ArticleWax waliba oo aad ugu baahantahay Taariiqda kulanka Stoke City ? – ? Liverpool
Liverpool ayaa dooneysa caawa iney ka aarsato Stoke guuldaradii gunaanudka horyaalkii hore ka soo gaartay kadib markii 6-1 looga badiyay. Kulanka: Stoke City ? – ? Liverpool Garoonka: Britannia...
View ArticleChelsea oo laga soo diiday dalabkii ay ku doonayeen Baba Rahman
Kooxda Augsburg ayaa la sheegay iney soo diiday dalab (£17.7milyan oo ay ku doonayeen Chelsea ciyaaryahankooda Baba Rahman kaas oo ka ciyaara daafaca buuxa. 21 jirkan ayaa Chelsea ay dooneysay iney...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga Arsenal iyo Karim Benzema
Rajada laga qabo Arsenal iney la soo wareegto ciyaaryahanka France Karim Benzema ayaa noqoneysa mid suuragal ah waxaana hadii ay gacanta ku dhigaan xiddigan Gunners ay noqon doontaa koox tartanta...
View Article