Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Atletico Madrid Oo Manchester United Ka Diidey Heshiis 25 Milyan Oo Ginni Ku Kacaya Oo Ay Ku Dooneysey Goolhaye Jan Oblak .

$
0
0

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in laga soo diidey aduun lacaged gaaryaa ilaa iyo 25 Milyan oo ginni kaa oo ay ku doonayeen saxiixa goolhayaha kooxda Atletico Madrid ninka lagu magacaabo  Jan Oblak.

Majaldda Spain ka soo baxda ee Marca ayaa daabacdey in kooxda Manchester United laga soo diidey qorshaheedi ku aadanaa saxiixa 22 jirkan kooxda Atletico Madrid iyo Xulka Slovenia-ba u ah goolhayaha kowaad.

David De Gea goolhayaha reer Spain ee Manchester United goosha u qabta ayaa waxaa gadood ka yahay kooxdiisa isagoo doonaya in laga iibiyo Kooxda Real Madrid oo aad u dooneysa.

Weli Lama cadeyn in Red Devils-ku ay sidaa kaga qusteen helista goolhaye  Jan Oblak iyo in kale.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles