Sanadkan waxaa laga yaabaa suuqa kala iibsiga iney ka dhacaan saxiixyo waa weyn.
Xiddigo caan ah ayaa qarka u saaran iney kooxahooda ka tagaan waxaana doonaya kooxo awood badan ku leh qaarada Yurub.
Dailymail ayaa daboolka ka qaaday 10-ka saxiix ee la rajeynayo iney dhacaan xagaagan ee dadka oo dhan ay jeclaan lahaayeen inuu hirgalo.
Xiddigaha 10-ka ah waxaa ay kala yihiin.
1-PAUL POGBA (Juventus)
Waxaa lagu iibsan karaa: £71m
Waxaa doonaya: Manchester City, Chelsea, Barcelona
2-RAHEEM STERLING (Liverpool)
Waxaa lagu iibsan karaa: £50m
Kooxaha xiiseynaya: Manchester City, Chelsea
3-SERGIO RAMOS (Real Madrid)
Waxaa lagu iibsan karaa: £35m
Kooxda dooneysa: Manchester United
4-CHRISTIAN BENTEKE (Aston Villa)
Waxaa lagu iibsan karaa: £32.5m
Kooxaha doonaya: Liverpool, Tottenham, Chelsea
5-ARDA TURAN (Atletico Madrid)
Waxaa lagu iibsan karaa: £28million
Kooxaha doonaya: Chelsea, Barcelona
6-MORGAN SCHNEIDERLIN (Southampton)
Waxaa lagu iibsankaraa: £25m
Waxaa doonaya: Manchester United, Tottenham
7-CHARLIE AUSTIN (QPR)
Waxaa lagu iibsan karaa: £15m
Kooxaha doonaya: Newcastle, West Brom, West Ham, Crystal Palace
8-IDRISSA GUEYE (Lille)
Waxaa lagu iibsan karaa: £9m
Kooxaha doonaya: Aston Villa, Southampton, West Ham, Crystal Palace, Marseille
9-ASMIR BEGOVIC (Stoke)
Waxaa lagu iibsan karaa £8m
Kooxaha doonaya: Chelsea, Aston Villa
10-YOHAN CABAYE (PSG)
Waxaa lagu iibsan karaa: £7m
Kooxaha doonaya: West Ham, Crystal Palace, Newcastle