Mario Mandzukic oo qarka u saaran inuu ku biiro Man United
Man United waxaa ka go’an in xagaaga dambe ay u tartanto tartan waliba sidaa daraadeed xagaagan siweyn ayey ugu mashquulsan yihiin suuqa kala iibsiga. Saacad kasta waa macquul in xiddig cusub ay la...
View ArticleSteven Gerrard oo canaantay Raheem Sterling una sheegay sida Suarez oo kale...
Kabtankii hore Liverpool Steven Gerrard ayaa kula taliyay Raheem Sterling inuu sii joogo Liverpool sii uga noqdo xiddiga kooxda loogu wada jecelyahay kuna tiirsan tahay. 20 jirkan ayaa sheegay inuu...
View ArticleMartin Odegaard oo ku dhow inuu ku biiro kooxda fanaano jaalo
Kooxda Villarreal ayaa siweyn ugu cad cad iney amaah ku qaadato xagaagan da’yarka Real Madrid Martin Odegaard. 16 jirkan ayaa Real Madrid ku soo biiray January waxaana uu kulankiisii ugu horeeyay...
View ArticleZinedine Zidane oo soo dhaweeyay Rafael Benitez inuu noqdo tababaraha Real...
Zinedine Zidane ayaa sheegay Rafael Benitez inuu yahay tababaraha ugu fiicnaa ee leylin lahaa Real Madrid xagaaga dambe. Benitez ayaa lagu badalay Carlo Ancelotti oo xagaagii hore kooxda hogaaminayay....
View ArticleArsenal oo dooneysa Liverpool iney ku garaacdo saxiixa Claudio Marchisio.
Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa la sheegay iney ku tartamayaan saxiixa ciyaaryahanka qadka dhexe ee Juventus Claudio Marchisio. 29 jirkan ayaa wacdaro ka dhigay finalka Champions league isagoo ka...
View ArticleGuud ahaan liiska 20-ka koox ee Serie A ku tartamata 2015-16 oo la shaaciyay
Si rasmi waxaa loo shaaciyay 20-ka koox ee Serie A ka qeybgalaya xagaaga dambe 2015-16. 17-ka koox ee Serie A baaqiga ku ah sanadkan waxaa ku soo biiray seddex koox oo heerka hoose ka soo dalacay...
View ArticleZlatan Ibrahimovic oo heshiis la gaaray kooxdiisii hore AC Milan
Sida ay sheegeyso Sky Sport Italia Zlatan Ibrahimovic ayaa u sheegay AC Milan inuu rabo inuu dib ugu soo laabto xagaagan kana soo tagayo Paris Saint-Germain. Bee Taechaubol ayaa kooxda maalgelin weyn...
View ArticleCarlos Tevez oo wadadiisa ay tahay inuu ku biiro horyaalka Spain ee La Liga
Kadib sanad aan u fiicneyn Atletico Madrid ,tababare Diego Simeone ayaa sheegay kooxdiisa iney dooneyso xiddigo uu ku jiro Carlos Tevez. Mustaqbalka xiddigii hore Man United ee garoonka kooxda...
View ArticleDunga oo xaqiijiyay Neymar inuu ciyaari doono kulanka caawa ee Honduras.
Tababaraha Xulka Brazil Dunga ayaa xaqiijiyay kabtankooda Neymar inuu ciyaari doono kulanka caawa saqda dhexe. Brazil ayaa kulan saaxibtinimo waxaa ay la ciyaareysaa xulka Honduras. Neymar ayaa shalay...
View ArticleLionel Messi oo shaaciyay dalalka dalkiisa kula dagaali kara Copa America
Lionel Messi ayaa sadaaliyay dalka Chile iney yihiin kuwa ugu cad cad ku guuleysiga Copa America ee sanadkan 2015 dalkooda ka furmaya. “Chile waa xul u sharaxan ku guulaysiga koobka maadama ay ku...
View ArticleKooxda Queretaro oo shaacisay iney fasaxeyso Ronaldinho
Macalinka kooxda Queretaro Victor Manuel Vucetich ayaa daboolka ka qaaday iney wadaan qorshe ay isaga fasaxaan xiddigii hore Adduunka ee Ronaldinho. 34 jirkan ayaa xili ciyaareed aan fiicneyn la...
View ArticleMan United oo heshiis shansano la gaartay Gonzalo Higuain
Manchester United ayaa si lama filaan ah waxaa ay ugu dhawaatay saxiixa Gonzalo Higuain waxaana ay la gaartay heshiis. Ciyaaryahanka Argentina ayaa la rajeynayaa inuu ka tago Napoli xagaagan waxaana...
View ArticleTaariiq kooban oo ku saabsan dagaalka ciyaareed ee ka dhaxeeya Brazil iyo...
Si kooban ayaan rabnaa inaan u milicsano taariiqda ciyaareed ee u dhaxeysa dalalka Brazil iyo Honduras oo beri subixii saacada marka ay tahay 4:00 aroornimo dhexmareysa. Kani waa kulan saaxibtinimo...
View ArticleStephan El Shaarawy”waan ka xumahay in la ceyriyo Filippo Inzaghi.
Stephan El Shaarawy ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay in xilka laga qaado tababarihiisa Filippo Inzaghi. Kadib booska 10 aad xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay Milan ayaa booskiisa ku badaleysa...
View ArticleDani Alves oo tilmaamay qofkii ka dambeeyay inuu Barcelona heshiis cusub u...
Xavi ayaa sheegay inuusan fileyn marnaba Dani Alves in heshiis cusub uu u saxiixayo Barcelona laakiin waxaan ku kalsoonaa ayuu yiri in Luis Enrique uu sii joogi doono Camp Nou. Hadaba Dani Alves...
View ArticleIker Casillas oo kula heshiiyay Real Madrid inuu baxo iyo xiliga David de Gea...
Iker Casillas ayaa la soo warinayaa in Real Madrid ay ku heshiiyeen inuu xagaagan ka tago kooxda. Tan iyo sanadkii 1999-kii ayuu ka tirsanaa kooxda koowaad ee Bernabeu waxaana uu u saftay 700 kulan....
View ArticleLiiska xiddigaha ay fasaxeen Chelsea,Arsenal,Man United,Liverpool ilaa Man City
Kooxaha waa weyn ee Premier league ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha ay fasaxeen xagaagan. Sagaalsano dhaawac kadib Arsenal ayaa ku dartay Abou Diaby liiska xiddigaha ay fasaxeen sanadkan. Drogba...
View ArticleLudvika iyo Tayo oo isu soo taagay Finalka koobka kubadda cagta Borlänge ka...
Afar kooxood oo min hal is arag ah oo ah oo kooxdii laga badiyo ay buurka fuulayso ayaa waxaa shalay lagu daah furay ciyaar odayaal ay isaga hor imaanayeen waxaan durba la garaacay 8 – 3 kooxda Jakis...
View ArticleNeymar iyo xulkiisa Brazil oo guul ka gaaray xulka Hondurus+sawiro iyo safkii
Neymar ayaa kamid ahaa xiddigaha Brazil ee 1-0 ugu badiyay xulka Hondurus wallow uu badal ku soo galay qeybta labaad. Weeraryahanka Hoffenheim ee Firmino ayaa 33 daqiiqo u dhaliyay goolka guusha....
View ArticleJose Mourinho oo si faah faahsan ugu hadlay mustaqbalka Juan Cuadrado
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay Juan Cuadrado inuusan u ogolaaneynin inuu ka tago kooxdiisa xagaagan waxaana uu cadeeyay inuu qorshihiisa uu kamid yahay. Kadib sanadkiisii ugu...
View Article