Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Barcelona oo ku kala qeybsan imaanshaha Paul Pogba

Mudaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu oo kamid ah musharaxa doorashada madaxweyne ee kooxda sanadkan ayaan taageersaneyn in  Paul Pogba lagu soo daro kooxda. Paul Pogba ayaa kamid ah xiddigaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Liverpool oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bangkok iyo kulamada ay...

Wiilasha isbadal doonka ah ee Liverpool ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Bangkok ee dalka Thialand. Ciyaaryahanada kooxda ayaa salaanta ka gudoomayay taageerayaal badan oo isu soo baxay. Brendan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Victor Valdes oo doonaya inuu noqdo goolhayaha koowaad ee Man United

  Victor Valdes ayaa sanadkan doonaya inuu noqdo goolhayaha koowaad ee kooxda Manchester United . Wakiilka goolhayihii hore Barcelona Gines Carvajal ayaa xaqiijiyay Valdez iney doonayaan kooxo badan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sergio Ramos oo ula safray xiddigaha Real Madrid dalka Australia+sawiro

  Sergio Ramos ayaa dalka Australia ula safray kooxdiisa Real Madrid oo dalkaas iyo dalal kale ciyaaro diyaargarow ku sameyneysa. Mannchester United oo dooneysa daafacan ayaa candhuufteeda dib isaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bastian Schweinsteiger oo goordhow Tijaabo caafimaad ku maraya Manchester

Bastian Schweinsteiger ayaa lagu wadaa goordhow inuu soo gaaro garoonka diyaaradaha magaalada Manchester ee wadanka Ingiriiska. Xiddiga ayaa diyaarad ka soo raacay Germany waxaana safarkiisa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhaye Petr Cech oo Arsenal ula saftay magaalada Singapore +sawiro

Xiddigaha Arsene Wenger ee Arsenal ayaa u safray Singapore halkaas oo ay ka bilaawayaan ciyaaraha diyaargarowga sanad ciyaareedka cusub. Gunners ayaa laga rajeynayaa wax weyn sanadkan sida horyaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro oo kula biiraya Cesc Fábregas kooxda Chelsea ee Jose Mourinho

Rajo kasta oo Pedro Rodríguez uu ku joogi lahaa Barcelona waa  ay dhamaatay waxaana xiddiga suuragal ah inuu gacanta ku dhigo tababare Jose Mourinho. Messi, Suárez iyo Neymar ayaa la wareegay booskii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI:Man United oo xaqiijisay iney la wareegtay Morgan Schneiderlin soona...

  Manchester United ayaa soo bandhigtay maanta xiddigeeda Cusub ee Bastian Schweinsteiger waxaana ay ka saxiixatay heshiis mudo seddexsano ah. Man United ayaa siweyn ugu baahan xiddigan waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo soo bandhigtay Bastian Schweinsteiger iyo Morgan...

Kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay labada ciyaaryahan ee qadka dhexe Bastian Schweinsteiger iyo Morgan Schneiderlin waxaana ay ka mid noqon doonaan ciyaartooyda usocdaali doonta dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI:Chelsea oo la soo wareegtay Goolhaye Asmir Begovic

Goolhaye Asmir Begovic ayaa £8million ugu wareegay kooxda horyaalka Premier league ku guuleysatay ee Chelsea. Xiddiga ayaa afarsano oo heshiis ah la galay kooxda ka dhisan Stamford Bridge. Jose...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Elman Fc Oo Ku guuleysatay Koobka Is Dhaxgalka Bulshada Oo soo qaban qaabsay...

Kooxda Kubada Cagta Elman oo ka mid ah Kooxaha heerka kowaad ee Degmada Jowhar kuwooda ugu firfircoon ayaa galabta ku guuleysatay Koobka loogu magac daray Is dhex gelka Bulshada oo ay soo qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo u anba baxday USA iyo Kulamada ay ciyaari doonto SAWIRO+

David de Gea ayaa ka mid noqday ciyaartooyda Manchester United ee u anba baxau ,magaalada Seattle ee cariga Mareynkanka iyadoo goolhaye Victor Valdes-na laga tagay. Louis Van Gaal ayaa magacaabay 26...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaqidaada Mohamed Siidi “Is Gaad gaadka United iyo Madrid, Ramos iyo De Gea”

Ramadaan Kariim, Afur Wanaagsan, inta soomana allaha ufududeeyo: Kusoo dhawaada Faaqidaada Maxamed Siidi maamulaha shabakada Soomaalidamaanta iyo falanqeynta iyo nuxnuxda jaraa’idyada. Waxana indhaha...

View Article


Wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Ramadaan kariin, kuna soo dhawaada barnaamijka Jaraa’idyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen suuqa kala iibsiga waxaana idiinkaga soo uruurinay intii aan ka gaarnay ee inoo suuragashay. ***Manchester City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiis dhamaystiran: Tevez oo dib ugu laabtay kooxdii uu kusoo barbaarey ee...

Carlos Tevez ayaa dib ugu laabtay wadankiisa hooyo, isagoo maanta hor yimi taagereyaal kor u dhaafaya 40,000 oo qofood iyo waliba halyeeygii hore ee xulka Argentina Diego Maradona oo laftiisa taageere...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo diyaar u ah iney iibiso Edin Dzeko iyo Stevan Jovetic

Man City ayaa dooneysa iney iska iibiso Edin Dzeko iyo Stevan Jovetic kadib markii heshiis ay kala gaareen Liverpool Raheem Sterling. Raheem Sterling ayaa la rajeynayaa imaanshihiisa Etihad Stadium in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eric Abidal oo uga digay Barcelona iney Chelsea u fasaxdo Pedro

Daaficii hore Barcelona Eric Abidal ayaa doqonimo ku tilmaamay hadii Barcelona ay iibiso sanadka Pedro oo ay dooneyso kooxda Premier league ee Chelsea. Eric Abidal oo loo dooran doono Agaasimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sergio Ramos oo noqonaya kabtanka Real Madrid xili ciyaareedkan

Xiddiga Manchester United bartilmaameedka u ahaa ee Sergio Ramos ayaa ku dhow sanadka dambe inuu xerto calaamada kabtan ee kooxda Real Madrid. Wargeyska Spain ka soo baxa ee Marca ayaa qoray Ramos...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo xaqiijisay Radamel Falcao inuu xeran doono NO 9 iyo taariiqda...

Chelsea ayaa xaqiijisay Radamel Falcao inuu xeran doono xili ciyaareedkan 2015-16 lambarka caanka ah ee kooxdan NO 9 . Lambar 9 waxaa horay Chelsea ugu soo xertay xiddigaha kala ah Fernando Torres...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Robin van Persie oo ku guuleystay Tijaabada Caafimaad ee Fenerbahce+sawiro

Robin van Persie ayaa la soo sawiray isagoo tijaabada caafimaad u maraya kooxda Fenerbahce ee wadanka Turkiga. Kabtankii hore Arsenal ayaa ka tagay Man United oo ku kalsoonaan weysay qaab...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live