Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Juventus oo dhawaaqday saxiixa Mario Mandzukic + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa xaqiijisay inay weeraryahanka Mario Mandzukic kala soo wareegtay naadiga Atletico Madrid, islamarkaana waxa ay shaacisay inuu heshiis afar sanadood ah qalinka ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

James Rodriguez “Ha ogaadaan Messi iyo Asxaabtiisa inaan dooneyno guul

James Rodriguez ayaa qaba dalkiisa inuu ka badin doono xulka Lionel Messi uu hogaaminayo ee Argentina maalinta Jimca an. Dalalka ayaa isku soo beegmay wareega Siddeeda tartanka Coppa America....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Inter Milan oo cod dheer ku codsaday Mohamad Salah.

Kadib saxiixii Kondogbia taageerayaasha kooxda Inter Milan ayaa ka dalbaday maamulka kooxda in loo soo iibiyo xiddiga kooxda Chelsea ee Mohamad Salah. Salah ayaa amaah ugu ciyaarayay xagaagii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Petr Cech oo beeniyay inuu ku biiray Arsenal iyo wararkii ugu dambeeyay...

Wakiilka Petr Cech ayaa beeniyay in goolhayaha uu ku biiray Arsenal oo mudooyinkan lala xiriirinayay. 11-sano kadib ciyaaryahankan ayaa ka tagi raba Stamford Bridge waxaana uu ku sii jeedaa Arsenal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhayaha Arsenal David Ospina oo xaqiijiyay inuu kooxo kale heshiis kula jiro

David Ospina ayaa si gambasho laheyn u xaqiijiyay in wakiilkiisa uu wadahadalo kula jiro kooxda Fenerbahce oo uu kala arinsanayo si uu ugu wareego xagaagan. 27 jirkan oo July-dii hore ugu soo wareegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo heshiis la gaartay gool dhaliye Roberto Firmino

Liverpool ayaa la sheegay in talaabo dhow ay u qaaday saxiixa weeraryahanka kooxda Hoffenheim ee Roberto Firmino. Xiddiga Brazil ayaa haatan Coppa America wacdaro weyn ka dhigaya waxaana xagaagii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi iyo Aguero oo hogaaminaya 11-ka boqor ee Coppa America sanadkan

Lionel Messi iyo Sergio Aguero ayaa hogaaminaya kooxda 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa wareegii Guruubyada Coppa America. Messi ayaa tartankan ka dhaliyay hal gool halka Aguero uu labo gool ka dhaliyay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo la tamid qorshe ay ku heli karto Cristiano Ronaldo, Gareth...

Manchester United ayaa markan xujo aan caadi aheyn hordhigtay markan Real Madrid oo goolhayaheeda koowaad ee David de Gea raadineysa. Van Gaal niyadiisa waa uu ka saaray David de Gea inuu sii heysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Joan Laporta oo xil weyn uga dhiibaya barcelona xiddigeedii hore Abidal

Musharaxa Madaxweyne Barcelona Joan Laporta ayaa sheegay  Abidal inuu noqon doono Agaasimaha kubada cagta kooxda Barcelona. Abidal ayaa mudo dheer kamid ahaa Barcelona waxaana uu la qaaday koobab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Xiddiga suuqa kala iibsiga sanadkan ay ka dooneyso Real Madrid

Real Madrid ayaa rajeyneysa xili ciyaareedka 2015/16 iney koob la’aan bixin sida sanadkii hore ku dhacday oo kale. Benitez ayaa kooxda ku soo biiray oo la wareegay shaqada tababare ee kooxda waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suuqa kala iibsiga iyo Liiska Xiddigaha Manchester United ay raadineyso

Louis Van Gaal ayaa sanadkan suuqa kala iibsiga u isticmaali doona lacag dhan 150 Milyan waxaana uu doonayaa ugu yaraan afar ciyaaryahan inuu ku soo daro kooxdiisa. Xaajada sidii sanadkii hore waa ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsene Wenger oo Arsenal u soo iibinaya Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal ayaa la sheegay  iney qaadaneyso talada weeraryahankeedii hore Henry waxaana ay kooxda ku soo darayaan weeraryahan kale oo cusub. Bartilmaameedka ugu weyn Arsenal waxaa uu noqday haatan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo Abaalmarineysa daafaceeda Phil Jones

Manchester United  ayaa rajeyneysa toddobaadkan in heshiis cusub ay ka saxiixato daafaca wadanka England ee Phil Jones. 23 jirkan ayaa kula heshiiyay United inuu ka qaato mushaar lamid ah Chris...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Barack Obama oo nasiib wacan u rajeeyay gabdhaha Xulka Mareykanka.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa barta Twitterka ku muujiyay taageerada uu u hayo xulka gabdhaha Mareykanka ee ka qeybgalaya sanadkan koobka Adduunka ee Canada ka socda. Kani waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Toddobaadka Guurka xiddigaha kubada cagta oo uu ku biiray Ashley Young

Ugu dambeyn Ashley Young ayaa toddobaadkan Buckinghamshire hotel waxaa uu kula aqalgalay saaxibadiisa mudada dheer ay wada socdeen ee Nicky Pike. Sanadkii 2011 waa mudo afarsano kahor ayuu rabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nasiibdaro: Geoffrey Kondogbia oo ku biiray Liiska Xiddigo caan ah oo Arsenal...

Geoffrey Kondogbia ayaa ku biiray Liiska Xiddigaha caanka ah ee ay ku guuldareysatay Arsenal iney iibsato. Inter Milan ayaa ku qaadatay xiddigan £25million. Arsenal hadii ay iibsan laheyd inta xiddig...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO XIISO BADAN: Sabab uu Man United ugu biiri karo Sergio Ramos oo la...

Aabaha dhalay Sergio Ramos ayaa taageero weyn uhaya kooxda Manchester United ee ku ciyaarta garoonka Old Trafford, taasoo aan caqabad ku noqon doonin in Sergio Ramos uu ku biiro kooxda sida weyn u doon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO XIISO BADAN: Taageerayaasha Chelsea “Jose Mourinho wuu ku qaldan yahay...

Taageerayaasha kooxda Chelsea ayaa aaminsan ineey qalad tahay inuu Jose Mourinho lasoo saxiixdo ciyaaryahanka qaab ciyaareedkiisa uu hoos u dhaca ka muuqdo ee Radamel Falcao. Inkastoo taageerayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wageysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen ciyaartooyda kala wareegida kooxaha

Ramadaan Kariim Aqristeyaasha sharafta inaga mudan meel waliba oo dunida aad ka joogtaan kuna soo dhawaada barnaamijkeena wargeysyada waxyaabaha ay ka qoreen naadiyada caalamka oo dadaalo badan ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TALIYAHA CIIDANKA XOOGA DALKA OO BALAN QAADAY IN KOOXDA HORSEED ISBEDEL LAGA...

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan lagu doonayo sidii dib-loogu soo celin lahaa Sumcadii iyo magacii ay dalka iyo dibadda ku lahayd naadiga Kubadda Cagta ee Ciidanka xooga dalka HORSEED, kadib...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live