Manchester City ayaa waxaa ay dalab rasmi ah u gudbisey kooxda Bayern Munich dalabkaas ayaa ku kacaya aduun lacageed gaaraya ilaa iyo 50 Milyan oo ginni.
Manchester United ayaa suuqa kala iibsiga waxaa ay aad uga dooneysaa la soo saxiixashadda weeraryahan gool dhaliya ahoo wanaagsa kadib markii ay kooxda isaga tageen weeraryahanadeedii kala ah Falcao iyo Van Persie.
Haddaba si kastuu xaalku ahaadaba Manchester United ayaa waxaa ka go’an soo qaadashadda Muller waxaana ay ku adkeysaneynaa in dalabkaas 50ka Milyan ah ay ku soo qaadan doonto Muller.
304 kulan oo uu kooxdiisa u saftey Muller ayaa Bayern u dhaliyey goolal tiro ahaan gaaraya ilaa iyo 121 gool.